12:29 pm | Madaxweyne Obama waxaa uu sheegay inuu diyaariyay qaabab cusub oo loogu tala galay in lagu dhaqmo marka la adeegsanayo arrinta muranka dhalisay ee dayuuradaha aan duuliyaha lahayn si loo duqeeyo bartilmaameedyo kooxaha mintidiinta...

May 24 2013 / Comments Off / Read More »

12:17 pm | (SHINN)-Wararka naga soogaaraya Maamul Gobaleedka Puntland ayaa sheegaya in Askari ka tirsan ciidamada Puntland iyo Nabadoon in habeenkii xalay ahaa dilal qorsheysan lagu dilay magaalada Boosaaso iyo Gaalkacyo , dilkaan ayaan imaanaya xili...

May 24 2013 / Comments Off / Read More »

10:52 am |   Madaxda dalalka Xubnaha IGAD ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeelanaya magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, kaasoo ay kaga hadli doonaan xaaladaha gobolada Jubbooyinka iyo muranka ka taagan magaalada Kismaayo....

May 24 2013 / Comments Off / Read More »

10:46 am | Qaar Kamid ah Shacabka Ingiriska oo awalba qarsan jiray naceybka ay u qabaan Islaamka ayaa waxa ay ku mar-marsiyoodeen dilkii magaalada London loogu geeystay mid ka mid ah ciidamada Milatariga dalka Ingiriiska oo...

May 24 2013 / Comments Off / Read More »

08:01 am |   Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa soo dhaweeyay go’aanka baarlamaanku uga noqday mooshinkii ka dhanka ahaa dawladda. Waxaa...

May 24 2013 / Comments Off / Read More »

07:58 am |   Qoraal ka soo baxay Midowga Africa ayaa waxaa lagu mamnuucay in Shir madaxeedka afrika ee Maalinimada Sabtida ka furmi doono Magaallada Addis Ababa ee dalka Itoobiya laga mamnuucay Saddax Dowladood. Qoraalka ayaa...

May 24 2013 / Comments Off / Read More »

07:54 am | Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgalay xaflad lagu xusayey 50 guurada Midowga Afrika. Xafladan ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeybgalay Safiirka Midowga Afrika, Safiirka Djibouti u...

May 24 2013 / Comments Off / Read More »

03:36 am | Qaar ka mid ah caruurta yar yar ee ku nool magaallada Muqdisho ayaa waxaa la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn iyadoona ay mararka qaar dhacdo in hooyo iyo caruurteed meel qura...

May 24 2013 / Comments Off / Read More »

03:25 am | (SHINN)-Guddoomiyaha Xiriirka Kubada cagta dalka Jabuuti ahna xubin ka tirsan FIFA Mr. Souleiman Hassan Waberi ayaa barri oo jimco ah waxaa uu safar shaqo oo laba maalmood qaadanaya ku tagayaa magaalada London ee...

May 24 2013 / Comments Off / Read More »
Articles

Waxaa ayaandaro’ ah sideetanjir qabriga ku seegaya qabiil difaac taariikhdana been ka sheegaya waayo odaygii ciise ka tafiirmay wuxuu ku aasanyahay sanaag bari hadaba sidee loogu nisbayn karaa inuu Ethiopia ka yimid . »

Waxaa ayaandaro’ ah sideetanjir qabriga ku seegaya qabiil difaac taariikhdana been ka sheegaya waayo odaygii  ciise  ka tafiirmay wuxuu  ku aasanyahay   sanaag bari  hadaba sidee loogu nisbayn karaa inuu  Ethiopia  ka yimid . 09:39 am | Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan akhristayaasha  websitka shiniile,salaan ka dib waxaa la yidhi Ilaahay oday la’ aan ku ma bado haduu ku badana odayga reerka kaagama rido. waxaan...

May 24 2013 / Comments Off / Read More »

Waa su’aal furan oo ku wajahan beesha ciise rag iyo dumar ,aqoonyahn ,culimo iyo tujaartooda??????? »

Waa  su’aal furan oo ku wajahan  beesha ciise rag iyo dumar ,aqoonyahn  ,culimo iyo tujaartooda??????? 07:46 pm |   waxaan salaamayaa beesha ciise,waxaan leeyahay slmkum. salaan kadib waxaan idiin iftiiminayaa sida dadka dariska nala’ahi  ay nolosha aasaasiga usamaysteen iyagoo aan dawlad wax ka sugin kuna dhaqmaya...

May 20 2013 / Comments Off / Read More »

Kenya Oo Ku Dhacday Dabin Siyaasadeysan Iyo Jawiga Jubbooyinka Oo Ay Dhawaan Wax Weyn Iska Badalayaan. »

Kenya Oo Ku Dhacday Dabin Siyaasadeysan Iyo Jawiga Jubbooyinka Oo Ay Dhawaan Wax Weyn Iska Badalayaan. 08:19 am | (SHINN)-Soomaalidu waxay tiraahdaa “shimbirkii duul-duul badan mar un buu libaax labadii daan dalaq yiraahdaa!.” Waxii ka danbeeyay bur-burkii Soomaaliya, Dowladda Kenya oo daris la ah dalka Soomaaliya ayaa...

May 16 2013 / Comments Off / Read More »

talada beesha ciise oo noqotay ninkii saca ruqo ka noqday ee yidhi saaxiibkii ila sara jooji misna uu doonaaqay in uu saanta kala baxo oo sacii dhulka uu ku xajinayay. »

talada beesha ciise oo noqotay ninkii saca ruqo ka noqday ee yidhi saaxiibkii ila sara jooji misna uu doonaaqay in uu saanta kala baxo oo sacii  dhulka uu ku xajinayay. 08:36 pm | walaal waxaan salaamayaa bahwaynta shiniilenews iyo akhristayaasha  sharaftaleh ee ku xidhan websika. intaa kadib ,walaalayaal 20kii sano ee u danbeeyay  beeshu god madaw bay ku siisocotay walini ii...

May 15 2013 / Comments Off / Read More »

SHIRKII beelwanta ciise oo ka furmaya dalka holand gar ahaan magaalada tulburg »

SHIRKII beelwanta ciise oo ka furmaya dalka holand gar ahaan magaalada tulburg 05:58 pm | Waxaa dhamaanaba la ogaysiinayaa  BESHA CISSE wadanka HOLLAND in la qabanayo shiir loga hadlayo arimah cissa shirkaso ka dhacaya magaalada TULBURG bishan 25 adres: haendellaan 40 po; 5011...

May 13 2013 / Comments Off / Read More »

GARGAAR BUUGAAG, QALIMAAN, IYO BOORSOOYIN FOR SCHOOLS IN SAYLAC AND LUGHAYA STATE OF SOMALIA »

GARGAAR BUUGAAG, QALIMAAN, IYO BOORSOOYIN FOR SCHOOLS IN SAYLAC AND LUGHAYA STATE OF SOMALIA 03:19 pm | FARIIN KU SOCOTA BEESHA CIISE MEEL KASTOO AY JOOGTO   GARGAAR BUUGAAG, QALIMAAN, IYO BOORSOOYIN FOR SCHOOLS IN SAYLAC AND LUGHAYA STATE OF SOMALIA     Waxaan marka...

May 13 2013 / Comments Off / Read More »

Aabe Gabdhiisa Lacag ku siinaya si ay u joojiso isticmaalka adeega facebook-ga »

Aabe Gabdhiisa Lacag ku siinaya si ay u joojiso isticmaalka adeega facebook-ga 01:12 pm |   Cabashada ka imaanaysa Isticmaalka Facebook-ga ayaa aad isku soo taraysa iyadoona caqliga Maangaabka oo idil noqday isticmaalka Facebook-ga iyo waqtiga badankiisa oo lagu dhumsho sheekada facebook. Hadaba...

May 12 2013 / Comments Off / Read More »

Radio shiniile : waraysigan waxaa inoogu diyaar afhayeenka ururka haweenka ee Nort America marwo Deeqa Shardi »

Radio shiniile : waraysigan waxaa inoogu diyaar afhayeenka ururka haweenka ee Nort America marwo Deeqa Shardi 05:52 pm | Radio shiniile kala soco wararkii u danbeeyay ...

May 9 2013 / Comments Off / Read More »

Ciise meeshi lagu qafaashu quwad ku yeeshaa. »

Ciise meeshi lagu qafaashu quwad ku yeeshaa. 04:36 pm | Nimaan dib u milicsan raadadkii soo maray jiritaankisa saymo iyo roob silic iyo abaar iyo siduu ula soo legdamay wuxuu la mid yahay ilma yar oo aan wali...

May 8 2013 / Comments Off / Read More »

gobolka salal oo noqday gobol cidna umaqnayn ceelna uqodnayn »

gobolka salal oo noqday gobol cidna umaqnayn ceelna uqodnayn 08:19 pm | marka hore  waxaan aad usalamyaa shabakada shiniilenews oo ah shabakad isku xidha dadka  waxaaan maanta qoraalkaygan aan kumuujinayaa  gobolka salal oo ah gobol ay iska leeyihiin beesha ceese...

May 7 2013 / Comments Off / Read More »

Iska ogaaw- Waxaa la diyaarinayaa Barnaamij Sirdoon ah oo Facebook iyo Twitter la galinayo Wax ka baro »

Iska ogaaw- Waxaa la diyaarinayaa Barnaamij Sirdoon ah oo Facebook iyo Twitter la galinayo Wax ka baro 04:18 pm | Shirkad wayn oo ka mida kuwa Milatariga ee Caalamka ayaa hormarinaysa Barnaamij Kumbiyuutar ah oo loogu tala galay in lagu fuliyo Howlo Sirdoon, si loo daba galo Dadka...

May 7 2013 / Comments Off / Read More »

Lamaane Caan ah oo 500 Sano ka hor Jeceyl u dhintay oo Qalfooftooda la helay (WAA KUMA TOLOOW?) »

Lamaane Caan ah oo 500 Sano ka hor Jeceyl u dhintay oo Qalfooftooda la helay (WAA KUMA TOLOOW?) 10:55 am | Koox Dadka Taariikhda iyo Raadadkii hore baara ka mid ah una dhashay Dalka Romania ayaa helay Meydadka Nin iyo Naag la aasay iyagoo Gacmahoodu ay isku dhex jiraa,...

May 2 2013 / Comments Off / Read More »
Wararka

Madaxweyne Obama waxaa uu sheegay inuu diyaariyay qaabab cusub oo loogu tala galay in lagu dhaqmo marka »

Madaxweyne Obama waxaa uu sheegay inuu diyaariyay qaabab cusub oo loogu tala galay in lagu dhaqmo marka

12:29 pm | Madaxweyne Obama waxaa uu sheegay inuu diyaariyay qaabab cusub oo loogu tala galay in lagu dhaqmo marka...

May 24 2013 / Comments Off / Read More »

Dilal qorsheysanaa oo siyaabo kala duwan uga dhacay deegaanada Maamulka Puntland. »

Dilal qorsheysanaa oo siyaabo kala duwan uga dhacay deegaanada Maamulka Puntland.

12:17 pm | (SHINN)-Wararka naga soogaaraya Maamul Gobaleedka Puntland ayaa sheegaya in Askari ka tirsan ciidamada Puntland iyo Nabadoon in...

May 24 2013 / Comments Off / Read More »

Madaxda IGAD oo Addis ababa ku leh kulan xasaasi ah oo looga hadlayo arrimaha Jubooyinka »

Madaxda IGAD oo Addis ababa ku leh kulan xasaasi ah oo looga hadlayo arrimaha Jubooyinka

10:52 am |   Madaxda dalalka Xubnaha IGAD ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeelanaya magaalada Addis Ababa ee xarunta...

May 24 2013 / Comments Off / Read More »

Dad islaam nacaybku madaxmaray oo masaajid ku yaala dalka UK werer ku qaaday ka dib markii askari ka lagu dilay magaalada London »

Dad islaam nacaybku madaxmaray oo masaajid ku yaala dalka UK werer ku qaaday ka dib markii askari ka lagu dilay magaalada London

10:46 am | Qaar Kamid ah Shacabka Ingiriska oo awalba qarsan jiray naceybka ay u qabaan Islaamka ayaa waxa ay...

May 24 2013 / Comments Off / Read More »

Xukuumada Somaaliya oo soo dhaweysay ka noqoshadii mowshinka, kana hadashay arrimaha Jubaland iyo Somaliland »

Xukuumada Somaaliya  oo soo dhaweysay ka noqoshadii mowshinka, kana hadashay arrimaha Jubaland iyo Somaliland

08:01 am |   Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaare Cabdi...

May 24 2013 / Comments Off / Read More »

Sadex Madaxweyne oo laga mamnuucay shirka Midowga Afrika ee Sabtida ka furmaya Itoobiya »

Sadex Madaxweyne oo laga mamnuucay shirka Midowga Afrika ee Sabtida ka furmaya Itoobiya

07:58 am |   Qoraal ka soo baxay Midowga Africa ayaa waxaa lagu mamnuucay in Shir madaxeedka afrika ee Maalinimada...

May 24 2013 / Comments Off / Read More »

Muqdidho oo lagu xusay sanadguuradii 50 ee ka soo wareegtay asaaskii ururrka midowga Africa »

Muqdidho oo lagu xusay sanadguuradii 50 ee ka soo wareegtay asaaskii ururrka midowga Africa

07:54 am | Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgalay xaflad lagu xusayey 50 guurada...

May 24 2013 / Comments Off / Read More »

Kufsiga magaalada Muqdisho oo samayn wayn ku yeeshay gabdha aan qaan gaadhin iyo guud ahaanba haweenka Somaaliyeed »

Kufsiga magaalada Muqdisho oo samayn wayn  ku yeeshay gabdha aan qaan gaadhin iyo guud ahaanba haweenka Somaaliyeed

03:36 am | Qaar ka mid ah caruurta yar yar ee ku nool magaallada Muqdisho ayaa waxaa la sheegay in...

May 24 2013 / Comments Off / Read More »

Shiniile sport :Guddoomiyaha Kubada Cagta Jabuuti oo safar shaqo ku tagaya London.iyo waliba faalooyinkii kale ee ciyaarahii aduunka »

Shiniile sport :Guddoomiyaha Kubada Cagta Jabuuti oo safar shaqo ku tagaya London.iyo waliba faalooyinkii kale ee ciyaarahii aduunka

03:25 am | (SHINN)-Guddoomiyaha Xiriirka Kubada cagta dalka Jabuuti ahna xubin ka tirsan FIFA Mr. Souleiman Hassan Waberi ayaa barri...

May 24 2013 / Comments Off / Read More »

Ra’iisal wasaaraha Britain, David Cameron, oo maanta ka hadlay aqalka dowladda ee Downing Street hortiisa, waxaa uu sheegay in sida ugu wanaagsan ee lagaga adkaan karo argagixisada ay tahay in dadku »

Ra’iisal wasaaraha Britain, David Cameron, oo maanta ka hadlay aqalka dowladda ee Downing Street hortiisa, waxaa uu sheegay in sida ugu wanaagsan ee lagaga adkaan karo argagixisada ay tahay in dadku

01:51 pm | Booliska Britain ayaa toogasho ku dhaawacay labo nin isbitaal ayayna ku xiran yihiin iyadoo midkood ay xaaladdiisu...

May 23 2013 / Comments Off / Read More »

Netherlands: Qiimaha internetka Mobile-da oo qaali ah marka loo barbardhigo Yurubta kale »

Netherlands: Qiimaha internetka Mobile-da oo qaali ah marka loo barbardhigo Yurubta kale

10:05 am | (SHINN)-Dalalka Netherlands iyo Germalka oo shirkado isku mid ah ay wada bixiyaan qadadka Internetka ee Mobile-lada laga...

May 23 2013 / Comments Off / Read More »

ingiriiska: Dhimasho iyo dhaawacyo ka dhacay koonfurta London DAAWO Sawirro »

ingiriiska: Dhimasho iyo dhaawacyo ka dhacay koonfurta London  DAAWO Sawirro

09:51 am | (SHINN)-Booliiska Woolwich Barracks ee Koonfurta London ayaa maanta toogasho ku dhaawacay labo nin kadib markii ay si...

May 23 2013 / Comments Off / Read More »

SHIINAHA OO DEYN DHAN LABA BILYAN OO DOOLAR KU BIXINYA DHISMAHA WADADA TAREENKA EE ISKUXIDHA ITOOBIYA IYO JABUUTI »

SHIINAHA OO DEYN DHAN LABA BILYAN OO DOOLAR KU BIXINYA DHISMAHA WADADA TAREENKA EE ISKUXIDHA ITOOBIYA IYO JABUUTI

09:07 am | (SHINN)- Heshiis saddex geesood ah ayaa maanta dhaxmaray wadamada Jabuuti, Itoobiya iyo Shiinaha. Heshiiskan oo bangi lagu...

May 23 2013 / Comments Off / Read More »

Xafiiska Beeraha Xoolaha iyo Horumarinta Reermiyiga oo shir u qabtay madax xafiiseedyada beeraha ee degmooyinka deegaanka »

Xafiiska Beeraha Xoolaha iyo Horumarinta Reermiyiga oo shir u qabtay madax xafiiseedyada beeraha ee degmooyinka deegaanka

09:01 am | (SHINN)-Waxaa Shir muhiima ugu qabtay Magaalada Jigjiga Dhamaanba Madaxda Xafiisyada Beeraha Degmooyinka DDSI Xafiiska Beeraha,Xoolaha iyo Horumarinta...

May 23 2013 / Comments Off / Read More »

Shiniile sport kala soco faalooyinkii ciyaaraha iyo waliba natiijooyinkii ciyaarahii kubada cagta ee danbeeyay kuwaawsi oo ka kala dhacay meelo badan oo caalamka ka mid ah »

Shiniile sport kala soco faalooyinkii ciyaaraha iyo waliba natiijooyinkii ciyaarahii kubada cagta ee danbeeyay kuwaawsi oo ka kala dhacay meelo badan oo caalamka ka mid ah

06:27 am | Bundesliga oo mucaarad ku noqday Qatar Madaxa horyaalka Bundesliga ayaa digniin u diray isku dayga lagu doonayo...

May 23 2013 / Comments Off / Read More »

Xarakada Alshabaab oo la sheegay dad inay ka afduubeen degmo ka tirsan gobolka Gedo »

Xarakada Alshabaab oo la sheegay dad inay ka afduubeen degmo ka tirsan gobolka Gedo

06:15 am | Gudoomiyaha degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo Sahal Macalin Aadan ayaa ku eedeeyey Xoogaga Al-shabaab iney dad shacab...

May 23 2013 / Comments Off / Read More »

UncategorizedView all

Shiniile sport :Guddoomiyaha Kubada Cagta Jabuuti oo safar shaqo ku tagaya London.iyo waliba faalooyinkii kale ee ciyaarahii aduunka »

03:25 am | (SHINN)-Guddoomiyaha Xiriirka Kubada cagta dalka Jabuuti ahna xubin ka tirsan FIFA Mr. Souleiman Hassan Waberi ayaa barri oo jimco ah waxaa uu safar shaqo oo laba maalmood qaadanaya ku tagayaa magaalada London ee dalka Ingisirka isagoo casuumaad rasmi ah ka helay ururka kubada cagta Yurub ee UEFA, wuxuuna ka mid yahy madaxda loogu talagalay in...

May 24 2013 / Comments Off / Read More »
Shiniile sport :Guddoomiyaha Kubada Cagta Jabuuti oo safar shaqo ku tagaya London.iyo waliba faalooyinkii kale ee ciyaarahii aduunka

Kusoo dhawaada gabay Xasan Axmed gabaygan magaciisa waxaa la yidhaa gar »

05:17 pm | Raadio shiniilenews.com...

May 16 2013 / Comments Off / Read More »
Kusoo dhawaada gabay Xasan Axmed gabaygan magaciisa waxaa la yidhaa gar

jamaal,videogan kalena bal eeg . »

09:00 pm | ...

April 22 2013 / Comments Off / Read More »
jamaal,videogan  kalena  bal  eeg .

tarikhda jibuuti halkaan ka akhriso »

11:38 am |   Jamhuuriyadda Jabuuti Gabuutih Ummuuno جمهورية جيبوتي République de Djibouti   Caasimada Jabuuti Luuqada(ha) Looga hadlo Af-Soomaali,Af-Cafari,Af-Faransiis Dowlada   - Madaxweynaha Jabuuti   Ka xoroobey Gumeystihii Faransiiska - Taariikhda 22 Juun, 1977 Area - Total 23,200 km² 8,958 sq mi - Biyo (%) 0.09 Cadadka Dadka - 2010 qiyaas 724,622 Lacagta Farank Wakhtiga EST+3 Furaha...

April 17 2013 / Comments Off / Read More »
tarikhda jibuuti halkaan ka akhriso

Ciyaaraha

Suugaanta

Kusoo dhawaada gabay Xasan Axmed gabaygan magaciisa waxaa la yidhaa gar

Kusoo dhawaada gabay Xasan Axmed gabaygan magaciisa waxaa la yidhaa gar »

05:17 pm | Raadio shiniilenews.com...

May 16 2013 / Comments Off / Read More »
Halkan ka daawo warysi balaadhan oo shiniilenews uu siiyay fanaanka dhalinta yar ee Abgaal Ibraahim Caamir daawasho wacan

Halkan ka daawo warysi balaadhan oo shiniilenews uu siiyay fanaanka dhalinta yar ee Abgaal Ibraahim Caamir daawasho wacan »

03:03 pm | WARAYSIGII AL FANAAN ABGAAL IBRAAHIM CAMIR QAYBTII 1AAD WARAYSIGII ALFANAAN ABGAAL IBRAAHIM CAMIR QAYBTII 2AAD...

April 29 2013 / Comments Off / Read More »
Cawayska iyo caawa shiniilenews waxaan idiin soo xulay hees cusub oo uu inoo qaadaayo fanaankii Cali Najiib daawasho wacan
Beesh ciisow salaam horta iga gudoon,buraanbur

Beesh ciisow salaam horta iga gudoon,buraanbur »

06:59 am | Beesh ciisow salaam horta iga gudoon Saylac mug weynay salaan diiran naga gudoon Oo ciisahaa dunida meel kastaba ku nool Odayada ciise ee salldhigoodu saylac yahay Xildhibaanada ciise xeerka garanayow...

February 28 2013 / Comments Off / Read More »
Gabaygan waxaa la yidhaahdaa WAX AAN IS WEYDIINO

Gabaygan waxaa la yidhaahdaa WAX AAN IS WEYDIINO »

08:16 am |      waana fikradii Abwaan Maydhane Samatar Faxal oo ka mid ah abwaanadda iyagu aamusnaa Tobankii sanno ee u danbeeyey. Maydhane isaga oo ka hadlaaya axsaabta kala duwan Ee ku...

February 20 2013 / Comments Off / Read More »
Welcome to our new site

Welcome to our new site »

03:44 pm | Dhammaan waxaan idinku soo dhawaynaynaa website kan.  ...

January 22 2013 / No comment / Read More »

Dhacdooyinka