1 1 1
 
“Author Archive”

Shiniilenews iyo Xasuusta Hooyada Waa Codkii Macaanaa ee Al Fanaan Abdiqadir AJ iyo Heestii Hooyo Macaaney Hooyo

Shiniilenews iyo Xasuusta Hooyada Waa Codkii Macaanaa ee Al Fanaan Abdiqadir AJ iyo Heestii Hooyo Macaaney Hooyo

April 5th, 2015 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

Xubnaha Golaha Deegaanka Laascaanood ee Gobolka Sool oo Xilka ka Qaaday Gudoomiyihii degmada

Xubnaha Golaha Deegaanka Laascaanood ee Gobolka Sool oo Xilka ka Qaaday Gudoomiyihii degmada

Shir aan caadi ahayan oo shalay ka dhacay qolka shirarka dowaladaha hoose ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xilkii looga qaaday duqii degmada, isla markaana lagu doortay maayar cusub.   Kulankan oo ay goob-joog ka ahaayeen 20-ka xubnood ee goluhu ka kooban yahay; ayaa waxaa sidoo kale ka qaybgalay mas’uuliyiinta heer gobol iyo degmo [...]

April 5th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Sanadwanaagsan dhamaanba umada islaamka Meel kasta oo aad joogtaan ba sanadaasi teeda Bash bash iyo Barwaaqo

Sanadwanaagsan dhamaanba umada islaamka Meel kasta oo aad joogtaan ba sanadaasi teeda Bash bash iyo Barwaaqo

Sanada wanaagsan oo wacan dhamaanba Macaamiisha Shiniilenews meel kasta oo aad Caalamka kaga Sugantihiinba ilaahay sanadan teeda ha nagu gaadhsiiyo Caafimaad qab iyo Farxad inta Bugtana Alaha Caafiyo , inta dhibaataysana Alaha ka kor qaado dhibaatada  waa hagaag Caawa iyo sanada Cusub waxaan idiinku haynaa Cawayska Shiniilenews Heestii sanadyahaw mid wacan iyo dabcan Codkii macaanaa [...]

December 31st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Halkan Muuqaal ahaan uga daawo Maalinta Dalxiiska Aduunka oo maanta si wayn looga xusay magaalada Diridhaba

Halkan Muuqaal ahaan uga daawo Maalinta Dalxiiska Aduunka oo maanta si wayn looga xusay magaalada Diridhaba

October 9th, 2013 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

Mid ka mid ah weeraryahanada Dunida ugu caansan oo Shil gaari iyo Ganaax ehel u noqday

Mid ka mid ah weeraryahanada Dunida ugu caansan oo Shil gaari iyo Ganaax ehel u noqday

              (SHNN)Weeraryahanka Qaranka Diiqa reer France iyo kooxda Los Blancos Real Madrid Karim Benzema ayaa waxaa loo heestaa dambigii uu galay 3-dii bishii Febraayo ka dib markii uu haligi gaaray Nafsadiisa iyo Nafsada umado kale. Xiddigaan ayaa Wado ku dhaw caasimada dalka Spain ee Madrid waxa uu ku socday [...]

March 5th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Qarax gaystay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Dalka Yemen.

Qarax gaystay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Dalka Yemen.

  Qaraxa ayaa lala eegtay xubno katirsan Dowlada Yemen ayadoo halkaasina ay ku dhinteen dad tiradooda gaaraya ilaa 12 ruux gobalka Abyan ee koonfurta Yemen. Gaariga qarxay ayaa waxa uu burburiyay dhismayaal koonfurta dalka Yemen,qofka waday gaarigan ayaa looga shaki qabaa in uu katirsaanaa dagaalyahaniinta Al Qaida. Qof u hadlay Reuters ayaa sheegay in laweeraray [...]

March 5th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Dalwaynaheenu waa carro nabadi taal,Hadii nala daandaansadose warmaheena laga waabta.

Dalwaynaheenu waa carro nabadi taal,Hadii nala daandaansadose warmaheena laga waabta.

            Salaan iyo hambalyo aan la koobi karrin iga gudooma mamulka shiniilenews qaybta libaax eed ka gaadateen xaq tilmaamida ka dheer xumaanta iyo dadaalka hurumarinta dalwayneheena,wax qabad wargalin bu ka bilaama. Siduu  aabo na barray, diinta iyo siti xeergi lagu dhigay tilmaamaayo waxaan nahay umad daris wanaag iyo sooryeenta martida lagu [...]

February 7th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

xulka qaranka negeria oo si xaragale ugu itaal sheegtay xulka mali

xulka qaranka negeria oo si xaragale ugu itaal sheegtay xulka mali

                   

February 6th, 2013 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Radio; Shiniile;Tafatiraha Guud Ee Shabakada XariiradnewsMr Khadar Ahmed Faahiye Oo waraysi dheer siyay warbahinta wagacusub[Dhagaysi wacan]

Radio; Shiniile;Tafatiraha Guud Ee Shabakada XariiradnewsMr Khadar Ahmed Faahiye Oo waraysi dheer siyay warbahinta wagacusub[Dhagaysi wacan]

Amsterdam{SHNN]Tafatiraha Guud Ee Shabakada XariiradnewsMr Khadar Ahmed Faahiye Oo waraysi dheer siyay warbahinta wagacusub Khadar Ahmed Faahiye

January 30th, 2013 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

BOQORADA DALAKA NEDERLAND OO SHEEGTEY IN AY WAREEJINDOONTO TAAJKA BOQORNIMO ON APRIL 30. 2013

BOQORADA DALAKA NEDERLAND OO SHEEGTEY IN AY WAREEJINDOONTO TAAJKA BOQORNIMO ON APRIL 30. 2013

  Boqorada   dalak  nederland,  queen, ´`beatrix  wilhelmina`,   ayaa   waxey  dhaltey  sida  la  sheego   /1938/    waxaana  dhashey  hooyadee  oo  boqorad  ka  aheyd  dalkaasi  1948/ 1980-  waqtigaasi  oo   -queen  beatrix   la  caleemasaarey,  30 april 1980,  waxaaney   boqorad  aheyd  hada  mudo  lagu  qiyaasey   33  sanno. maalintaa  bisha  tahey   28/01-2013   ayaa  laga  soo  xigtey  in ay   ku  sheegtey   in  [...]

January 29th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »