1 1 1
 
“Author Archive”

Haweenayda Hillery Cliniton oo Wali Naawilaysa in La Canbaareeyo Guushii Trump

Haweenayda Hillery Cliniton  oo Wali Naawilaysa in La Canbaareeyo Guushii Trump

Hillary Clinton oo ahayd musharixii madaxweynenimada Maraykanka ayaa waraysi ay bixisay ku sheegtay in aysan meesha ka saari doonin in ay su’aal galiso xalaalnimada doorashadii lagaga guuleystay ee dhacday 2016-kii. Iyada oo waraysi siisay idaacada qaranka Maraykanka ee NPR ayay ku sheegtay in ay ka war sugayso warbixinta uu soo saari doono baaraha gaarka ah [...]

September 20th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Ninkii Sawirka Ku Sheegay Nabi Maxamed oo la Amray in La soo Qabto

Ninkii Sawirka Ku Sheegay Nabi Maxamed oo la Amray in La soo Qabto

Maalmihii la soo dhaafay waxaa si weyn loo hadal haayay nin la sheegay in uu meel dhigay sawir uu ku sheegay in uu yahay Nabi Maxamed, Naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ahaatee. Kumannaan qof ayaa si kala duwan uga hadlay hadalka ninkaas, waxaana sidoo kale ka hadlay culimmada Soomaalida. Waxaa la sheegay in ninkaasi uu [...]

September 20th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxda Iran iyo Maraykanka oo Hadalo Kulul isku Waydaarsaday Xarunta Golaha Amaanka

Madaxda Iran iyo Maraykanka oo Hadalo Kulul isku Waydaarsaday Xarunta Golaha Amaanka

Madaxweynaha Mareykanka Donald trump ayaa khudbadii ugu horeysey ee uu ka jeediyey golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey ku sheegey in caalamka ay jaah wareeriyeen wadamo kooban oo qas wadayaal ah, loona baahan yahay in caalamku u midoobo siddii loo jebin lahaa. Trump ayaa ku dhaliilay Kuuriyada Waqooyi dedaalka ay ugu jirto in ay [...]

September 20th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo Khilaafkii ka Dhexeeya Beela Reer Geedi iyo Reer Dudub oo Lagu Soo Gabagabeeyay Degmada Xariirad

Daawo Khilaafkii ka Dhexeeya Beela Reer Geedi iyo Reer Dudub oo Lagu Soo Gabagabeeyay Degmada Xariirad

September 19th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Dawlada Somaliya oo Gudi u Saartay Arinta Xasaasiga ah ee Dhiibistii Qalbi Dhagax

Dawlada Somaliya oo Gudi u Saartay Arinta Xasaasiga ah ee Dhiibistii Qalbi Dhagax

Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa guddi ka kooban xildhibaanada golaha shacabka u saaray baaritaan la xiriira go’aankii xukuumadda ay ku dhiibtay Cabdikariim Sheekh Muuse oo loo yaqaano Qalbi Dhagax. Guddigan waxa uu ka koobanyahay 15 xubnood, waxaana loo xilsaaray in ay soo baaraan sidii ay u dhacday dhiibistii Qalbi Dhagax. Guddiga Baarlamaanka waxay haystaan heshiisyadii ay [...]

September 19th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Kuuriyada Waqooyi oo ku Hanjabtay in Cunaqabatayn Cusub aanay Waxba ka Badilaynin Hadafkooda

Kuuriyada Waqooyi oo ku Hanjabtay in Cunaqabatayn Cusub aanay Waxba ka Badilaynin Hadafkooda

Dalka Kuuriyada Woqooyi ayaa ku hanjabay in cunna qabateyn kale iyo cadaadis dheeraad ah ay ka helayaan awood ay ku sii hormariyaan barnaamijka nukliyerka. War qoraal oo aad u adkaa ayuu wasiirka arrimaha dibadda ee Kuuriyada Woqooyi kaga hadlay xannibaad cusub oo ay Qaramada Midoobey saartay. Wuxuu tallaabadaas ku tilmaamay “arrinta ugu xun oo anshaxdaro [...]

September 19th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Haweenayda Raysalwasaarihii Hore ee Dalka Pakistan oo ku Guulaysatay Doorashadi Ku Celiska ahayd ee Dalkaasi

Haweenayda Raysalwasaarihii Hore ee Dalka Pakistan oo ku Guulaysatay Doorashadi Ku Celiska ahayd ee Dalkaasi

Xaaska Raysal wasaarihii xilka laga qaaday ee Pakistan, Nawaz Sharif, ayaa ku guuleystay doorashada ku celiska ahayd ee ka dhacday magaalada u kasoo jeedo ee Lahore. Natiijada hordhaca ayaa muujinaysa in Kulsoom Nawaz ku horeys shan iyo tobban kun oo cod. Doorashada ayaa la qabanayaa kadib markii maxkamadda ugu sarreysa dalkaasi aya musuqmaasuq ku xukuntay [...]

September 18th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Dawlada Myanmar oo Sheegtay in Dadka Rohingya aanay ahayn Dad Dalka Asal ahaan Degenaan Jiray

Dawlada Myanmar oo Sheegtay in Dadka Rohingya aanay ahayn Dad Dalka Asal ahaan Degenaan Jiray

Taliyaha guud ee ciidanka Myanmar ayaa xiisadda dalkaa ka taagan ee boqolaalka kun ee qof ee firxadka ahi ugu tallaabeen Bangladesh ku eedeeyey dadka Rohingya-ha. Jeneraal Min Aung Hlaing ayaa yidhi Rohingya-hu “weligood ba may ahayn isir gaar ah” oo dalka degan, waxaanu ku eedeeyey kuwooda “xag jirka ah” in ay isku deyayaan in ay [...]

September 18th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Donald Trump iyo Amiirka Qadar oo Kulanyeelanaaya Maalinta Salaasada

Donald Trump iyo Amiirka Qadar oo Kulanyeelanaaya Maalinta Salaasada

Aqalka Cad ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in Madaxweyne Donal Trump uu la kulmayo maalinta Talaadada Amiirka Qadar Sheekh Tamiim Bin Xamda Al Thaani, xilli magaalada New york uu ka furmayo shirka golaha loo dhan yahay ee QM. La taliyaha dhinaca ammaanka ee aqalka Cad Herbert McMaster ayaa u sheegay Saxafiyiinta in sidoo kale uu [...]

September 17th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Booliska London oo Xabsiga Dhigay Nin Looga Shakisanyahay in uu Ka Danbeeyay Weerarkii Shalay

Booliska London oo Xabsiga Dhigay Nin Looga Shakisanyahay in uu Ka Danbeeyay Weerarkii Shalay

Ciidamada amaanka dalka Britain ayaa sheegay in la qabtay nin dhalinyaro nin18 jir kaasi oo la tuhunsan yahay in uu ka dambeeyay qarax lala beegsaday mid ka mid ah Tareennada mara dhulka hoostiisa mara, ee magaalada London. Ninkaan ayaa hadda lagu hayaa xarun ay booliska leeyihiin waxaana ku socda baaritaan sida ay sheegeen laamaha ammaanka. [...]

September 17th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »