1 1 1
 
“Author Archive”

Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Maraykanka iyo Ruushka oo ku Aadan Xiisada Dalka Suuriya

Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Maraykanka iyo Ruushka oo ku Aadan Xiisada Dalka Suuriya

Aqalka cad ee Maraykanka ayaa sheegay in Maraykanka uu is difaaci doono ka dib markii Ruushka uu ku dhawaaqay inuu bartilmaameedsan doono diyaarad iyo Drone walba oo soo gasha bartilmaameedkooda. Ruushka ayaa ka caroodey diyaarad nooca dagaalka ah oo Suuriya lahayd oo Mareykanku uu soo ridey . Ruushku waxaa kale oo uu sheegey in dhamaan [...]

June 20th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada Sacudiga oo Qabtay Askar Iraniyiin Ah oo Yimid Meel u Dhaw Ceelal Shidaal oo Ku Yaala Marjan

Ciidamada Sacudiga oo Qabtay Askar Iraniyiin Ah oo Yimid Meel u Dhaw Ceelal Shidaal oo Ku Yaala Marjan

Wasaarada Warfaafinta Sacuudiga ayaa sheegtay in la xiray sadax askari oo ka tirsan ilaalada kacaanka Iiraan.Askartan la xiray ayaa lagu qabtay iyagoo u soo dhowaaday biyaha dalka Sacuudiga gaar ahaan ceelka saliida ee Marjan. Sacuudiga waxaa uu intaasi raaciyay in ragan la qabtay ay damacsanaayeen inay falal gaystaan.Waxayna wateen doon la sheegay inay ku soo [...]

June 20th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Deeq Maaliyadeed oo Lagaadhiisay Dugsiga Boodhinka ee Magaalada Cabdilqaadir ee Gobolka Salal

Deeq Maaliyadeed oo Lagaadhiisay Dugsiga Boodhinka ee Magaalada Cabdilqaadir ee Gobolka Salal

June 19th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Tirada Dadka Barakacayaasha Caalamka oo Maraysa Meeshii ugu Saraysay inta Taariikhta Laga Ogyahay

Tirada Dadka Barakacayaasha Caalamka oo Maraysa Meeshii ugu Saraysay inta Taariikhta Laga Ogyahay

Tirada dadka qaxootiga ah, kuwa magangalyo doonka ah iyo kuwa ku barakacay gudaha dalalkooda ee dunida oo dhan ayaa gaaray meeshii ugu saraysay abid, iyaga oo noqday 65.6 milyan oo ruux sida ay sheegtay Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay. Qiyaastan la sameeyay dhammaadkii 2016kii ayaa ka badan 300,000 middii la sameeyay sannadkii 2015kii, sida [...]

June 19th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Weerar Baarbuur loo Adeegsaday oo Lagu Qaaday Dad ka Soo Baxay Salaada tahajudka Masaajid ku Yaala London

Weerar Baarbuur loo Adeegsaday oo Lagu Qaaday Dad ka Soo Baxay Salaada tahajudka Masaajid ku Yaala London

Nin ayaa dhintay siddeed kalena dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii gaadhi ladulmariyay dad ku sugnaa hareeraha wado ka agdhaw masaajid ku yaalla waqooyiga magaalada London. Nin 48 jir ah ayaa loo xiray shil ka dhacay agagaarka masaajidka degmada Finsbury Park. Dhacdadan ayaa boolisku ay ku tilmaameen shil aad u weyn. Shilkan wuxuu ka [...]

June 19th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Tressa may oo Kulan La Qaadatay Qaarka Mid ah Dadkii Ku Waxyeeloobay Dabaqii Gubtay

Tressa may oo Kulan La Qaadatay Qaarka Mid ah Dadkii Ku Waxyeeloobay Dabaqii Gubtay

Booliska ayaa sheegay in wadarta dadka la la’yahay ama ku dhintay dabkii lagu hoobtay ee qabsaday daarta Grenfell Tower ee ku taallay galbeedka London ay gaadhayso 58 qof. Stuart Cundy oo ah taliye ka tirsan booliska ayaa yidhi ‘tiradaasi way kordhi kartaa’. sida la ogayahay waxay ¬†wadarta guud gaadhi karto 70 qof. Hawlaha baadhitaanka guryaha [...]

June 18th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Maxkamada Masar oo Dil ku ku Xukuntay Sodon Ruux oo lagu eedeeyay in ay ka Danbeeyay Dilka Dacwad ooge u Dhashay Dalkaasi

Maxkamada Masar oo Dil ku ku Xukuntay Sodon Ruux oo lagu eedeeyay in ay ka Danbeeyay Dilka Dacwad ooge u Dhashay Dalkaasi

Maxkamad ku taala dalka Masar ayaa soo jeedisay in xukun dil ah lagu xukumo sodon qof oo lagu edeeyay in ay ku lug lahayeen dilka dacwad oogihii dalka Masar. Dacwad ooge Hisham Barakat ayaa geeriyooday ka dib markii qarax lala eegtay baabuurkiisa, waxaana lagu tilmaamay inuu ahaa sarkaal kii ugu daraja sareeyay ee ay dilaan [...]

June 18th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Mid ka Mid ah Maraakiibta Dagaalka Maraykanka oo ay isku Dheceen Markab Xamuul ah

Mid ka Mid ah Maraakiibta Dagaalka Maraykanka oo ay isku Dheceen Markab Xamuul ah

Waxaa baadi goob ballaaran loogu jiraa sidii noolal ama geeri loogu heli lahaa 7 badmaax oo Maraykanka ah, kuwaasoo la waayay ka dib markii uu markabkooda dagaalka ku dhacay mid xamuul ah meel ka baxsan xeebta Japan. Doonyaha iyo diyaaradaha qumaatiga u kaca oo ay leeyihiin Japan iyo Maraykanka ayaa ka qeyb qaadanaya howlgalkaasi baadi [...]

June 18th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Ronaldo oo ka Xanaaqay Gabi Ahaan Joogitaan Dalka Spain

Ronaldo oo ka Xanaaqay Gabi Ahaan Joogitaan Dalka Spain

Xidiga kooxda Real Madrid, Cristiano Ronaldo, ayaa aad uga carooday eedeynta ah inuu canshuur la baxsaday, waxaana uu doonayaa inuu kooxdaasi ka tago, sida uu BBC-da u sheegay qof aad ugu dhaw. Dacwad oogayaasha Spain ayaa ku eedeeyay 32 jirkan inuu dalkaasi ka musuq maasuqay caanshuur malaayiin euro ah, eedeyntaasi oo uu beeniyay Ronaldo. “Waxa [...]

June 17th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka Jabuuti oo Eretariya ku eedeeyay in ay Dhaqdhaqaayo ka Wado Xaduuda labada Dal u Dhaxaysa

Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka Jabuuti oo Eretariya ku eedeeyay in ay Dhaqdhaqaayo ka Wado Xaduuda labada Dal u Dhaxaysa

Wasiirka arimaha dibadda Djibouti, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa ku eedeeyey dalka ay deriska yihiin ee Eritrea in ay ciidamo geysay xadka ay ku muransanyihiin labada dal. Ma jirto cid madax bannaan oo arintaa caddaysay iyo jawaab ka soo baxday Eritrea toona. Wasiirku wuxu sheegay in Djibouti doonayso in khilaafka lagu dhameeyo si nabad ah laakiin [...]

June 17th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »