1 1 1
 
“Author Archive”

Deg-Deg:Allaha u naxariisee waxaa mar dhway Geeriyooday Kolonel C/laahi Diiriye Aare.

Deg-Deg:Allaha u naxariisee waxaa mar dhway Geeriyooday Kolonel C/laahi Diiriye Aare.

Hargaisa(SHNN)-Allaha unaxariistee waxaa mar dhaweyd ku geeriyooday magaalada Hargaysa korneel C/laahi Diiriye Aare oo ka mid ahaa Ciidanka qaranka JSL. C/laahi Diiriye  oo taariikh dheer kulahaa Xorayntii Dalka JSL iyto  Ciidanka Qaranka JSL-ba waxaanu ifka kaga tegay 8 caruur iyo hal xaas. inaa lilaahi wa inaa ileeyhi Raajicuun

May 31st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

TACSI:inaalilaahi wainaa ileeyhi Raajicuun.

TACSI:inaalilaahi wainaa ileeyhi Raajicuun.

Saylac(SHNN)-Waxa maanta magaalada jabuuti lagu aasay Allaha u naxariistee Wasiirkii hore ee ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliland Marxuum C/laahi Faarax Maydhane oo saaka ku geeriyooday Magaalada Jabuuti ka dib xanuun Xalay si kedisa ugaga soo booday wadnaha kaa soo uu saakana u geeriyooday. waxaan ka mid ahaa dadkii ka tegay Saylac ee ka soo qayb galay [...]

January 24th, 2017 | Posted in Maqaalada, Wararka | Read More »

Barnaamijka Ku Qiimee Wuxu Qabtay.Waa Barnaamij Gorfaynaya Waxqabadka Shaqsiyaadka haya xilalka Bulshada ee ka Soo Jeeda Gobolka Salal.

Barnaamijka Ku Qiimee Wuxu Qabtay.Waa Barnaamij Gorfaynaya Waxqabadka Shaqsiyaadka haya xilalka Bulshada ee ka Soo Jeeda Gobolka Salal.

Maxaad kala Socotaa Wax qabadka Xildhibaan Axmed-yaasiin Muxumed Barkhadle oo ka Mida Golaha Deegaanka Degmada Saylac iyo Sanadkii 2016?. Gobolka Salal oo ka mida goboladii dambe ee Madaxweyne Daahir Rayaale Magacaabay ayaa waxaa ka dhacaday Sanadkii 2016ka abaartii ugu xumayd abid ee soo marta deegaanada xeebta Soomaaliland waxaana ku le’day xoolo fara badan,sidoo kale waxa [...]

January 20th, 2017 | Posted in Maqaalada, Wararka | Read More »

Maanta oo Ciraaq looga Dhawaaqay Maalin Baroor Diiq ah

Maanta oo Ciraaq looga Dhawaaqay Maalin Baroor Diiq ah

Dowladda Ciraaq ayaa ku dhawaaqday saddex maalmood oo baroordiiq qaran ah kaddib markii ugu yaraan 119 qof lagu dilay qarax ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Baqdaad. In ka badan 150 qof oo kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo markii gaari xamuul ah oo laga buuxiyay walxaha qarxa uu ku qarxay meel u dhaw masjid Shiico [...]

July 4th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Arin Mucjiso ah oo ka Dhacday Maqaamka IBRAAHIM SAYLICI ee Magaalada Saylac.

Arin Mucjiso ah oo ka Dhacday Maqaamka IBRAAHIM SAYLICI ee Magaalada Saylac.

Saylac(S)HNN-Xabaashii sheekh-ibraahim saylici ee magaalada saylac ayaa waxaa ka dhacday amuur ku cusub gayiga soomaaliland ka dib markii habeen hore la arkay xabaashii sheekha oo ku dhextaala gudaha maqaamka Ibraahim Saylici oo la faqay lagana saaray lafihii sheekha! Waxa sidoo kale la faqay lagana saaray lafihii labo ka mida afar xabaalood oo shiikha ku garab [...]

July 3rd, 2016 | Posted in Maqaalada, Wararka | Read More »

Qoys Reer Guuraaya oo Daad ku Qaaday Deegaanka Daba-dilaac oo ka mida Degmada Saylac.

Qoys Reer Guuraaya oo Daad ku Qaaday Deegaanka Daba-dilaac oo ka mida Degmada Saylac.

Saylac(SHNN)-Sadex Ruux ayaa geeriyooday ka dib Daad ka dhashay  roob lixaadle oo abaaro xalay fiidkii ka da’ay Deegaanka Daba-dilaac oo ka tirsan Degmada Saylac. sadexdan ruux ee Daadku la tegay oo kala ahaa Hooyo, gabadh gashaatiya iyo waliba wiil yar oo sanad iyo badh jira islamrkaana ay hooyo u ahayd isaga iyo gabadhaba hooyada ay [...]

April 30th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Salal Dr. Axmed Naasir Maxamed Xaashi oo xilkii Gobolka Salal la wareegay

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Salal Dr. Axmed Naasir Maxamed Xaashi oo xilkii Gobolka Salal la wareegay

Saylac(SHNN)Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Salal ee xaruntiisu tahay magaalada Taariikhiga ah ee Saylac Dr. Axmed Naasir Maxamed Xaashi, ayaa ku guulaystay xalinta mushkilad shaqaaqo ka taagnayd deegaanka Saylac oo sababtay xadhiga 23 dhalinyaro Ciyaalo Iskuul ah, kuwaas oo u xidhnaa sadex maalmood rabshado dhexmaray. Badhasaabka cusub oo xilka la wareegay maalintii shalay, ayaa ku guulaystay [...]

April 23rd, 2016 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

Gudoomiy ku Xigeenka Degmada Lughaya ayaa Sheegay inay ka Jirto Deegaanada Hoosyimaada Lughaya Xaalad Nolol la’aaneed.

Gudoomiy ku Xigeenka Degmada Lughaya ayaa Sheegay inay ka Jirto Deegaanada Hoosyimaada Lughaya Xaalad Nolol la’aaneed.

Lughaya(SHNN)-Gudoomiye ku Xigeenka Degmada Lughaya Cumar Maxamed Dhimbiil ayaa ka dayriyay Xaalada bini aadam nimo ee ka jirta deegaanada hoos yimaada Degmada Lughaya. Gudoomiyaha ayaa sheegay inay jiraan iskaa duunye dad u dhintay gaajo iyo haraad,waxaa kale oo uu inataasai raaciyay inay dadkii u daaduumeen meeshii wadadu maraysay kuwaa soo lafahooda u raadsaday wax la [...]

March 21st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka Kaluumaysiga iyo Admiral-ka Ciidanka ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa goor dhawayd soo Gaadhay Magaalada Saylac.

Wasiirka Kaluumaysiga iyo Admiral-ka Ciidanka ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa goor dhawayd soo Gaadhay Magaalada Saylac.

Saylac(SHNN)-iyada oo ay la xidhiidho dhacdadii shalay ka dhacday xeebta galbeedka ee Gobolka Salal kuna geeriyooday Askari ka tirsan ciidanka xeebaha somaliland islamarkaana dhexmartay ciidamada ilaalada xeebaha ee Dalalka Somaliland iyo Djibouti ayaa waxaa goor dhaweyd magaalada saylac soo gaadhay Wasiirka Kaluumaysiga iyo Khayraadka badaha Somaliland Cali Jaamac Buureed iyo Taliyaha guud ee Ciidanka ilaalada [...]

March 15th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

War Deg Dega:Maydka mid ka mida laba Caruura oo 7 iyo 8 Sano kala jira oo ay Bada Saylac maanta qaaday iyo maydkii labaad oo baadi goob loogu jiro.

War Deg Dega:Maydka mid ka mida laba Caruura oo 7 iyo 8 Sano kala jira oo ay Bada Saylac maanta qaaday iyo maydkii labaad oo baadi goob loogu jiro.

Aashacado(SHNN)-wiil 7 jira ayaa hada maydkiisa laga helay xeeliga bada deegaanka gacaarey oo koofur bari kaga beegan bada magaalada saylac. Waxa maanta duhurkii war dhiilo ah loo keenay Gudoomiyihii hore ee magaalada Aashacado Maxamuud Siciid Aaden oo loo yaqaano(Shabeel) warkaa soo sheegayay in la laaya’ay laba wiil oo ay walaashii dhashay wuxuuna warku intaa ku [...]

March 8th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »