1 1 1
 
“Author Archive”

Tuulada Laanta Morohda oo Biyo la’aan looga Qaxay iyo Mooteer Madaxweyne Siilaanyo ugu Deeqay oo la lunsaday

Tuulada Laanta Morohda oo Biyo la’aan looga Qaxay iyo Mooteer Madaxweyne Siilaanyo ugu Deeqay oo la lunsaday

Salal(SHNN)-Deegaanada Laanta-morohdale iyo Jidhi oo ka mida Gobolka Salal ayaa in mudo ahba warar dhiilo ahi ka soo yeedhayeen kuwaasi oo ku saabsanaa biyo la’aan ka dhacday Deegaanadaas. Ceelka laanta Morohda ayaa qaylo dhaan dabadeed waxaa u soo gurmaday Madaxweynaha oo bishii Ramadaan u gu deeqay lacag dhawr iyo toban kun oo Doolara taa soo [...]

December 12th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

War Deg-dega:Shuban Biyood ka dilaacay Deegaano ku Dhaw Tuulada Jidhi ee Degmada Saylac iyo Gabadh goor dhawayd u geeriyootay.

War Deg-dega:Shuban Biyood ka dilaacay Deegaano ku Dhaw Tuulada Jidhi ee Degmada Saylac iyo Gabadh goor dhawayd u geeriyootay.

Jidhi(SHNN)-Wararka ka imanaya Deegaanada Jidhi,C/qaadir iyo Gargaara galbeed ayaa sheegaya inay dhibaato xoogle ka dilaacday Deegaanadaasi ka dib markii ay faraha baxeen socodka reeraha reer guuraaga ah ee hayaanka ugu jira Raadinta Daaqa xoolaha oo ah laf dhabarta noloshooda kuwaa soo xiliyada xayska Deegaanada xeebta ee Gobolka Salal ku soo hayaama. Dhibaatooyinkan ayaa waxa ka [...]

December 2nd, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Xulkii ugu Adkaa Kubada Cagta ee Gobolka Selel oo isku Diyaarinaya Ka Qaybgalka Koobka Gobolada Somaliland.

Xulkii ugu Adkaa Kubada Cagta ee Gobolka Selel oo isku Diyaarinaya Ka Qaybgalka Koobka Gobolada Somaliland.

Salal(SHN)Xulka kubada Cagta ee Gobolka Salal oo Maalmihii u dambeeyay tabobar ku qaadanayay Degmada Boon ee Gobolka Salal ayaa udiyaar ah inay guul ka soo hoynayaan tartanka ciyaaraha Goboloda ee Dhawaan ka bilaabmi doona Magaalada Borame oo ay ku kulmayaan Gobolada Galbeedka Dalku. Ciyaaryahanadan oo sida la sheegay mudo loo carbinayay sidii ay guul uga [...]

September 4th, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »

Shirkada Somtel ee Gobolka Salal oo si mugle ugu faaftay Deegaanada Hoos yimaada Gobolka Salal.

Shirkada Somtel ee Gobolka Salal oo si mugle ugu faaftay Deegaanada Hoos yimaada Gobolka Salal.

Salal(SHNN)-Shirkada Adeega isgadhsiinta ee Somtel ayaa todobaadadii ugu dambeeyay hawlo adeeg balaadhin ah ka waday Deegaano ay ka mid yihiin Toqoshi,Aashacado,Ceelgaal,Laanta morohda,Jidhi,C/qaadir iyo Geerisa deegaanadaasi oo aad loo qaadanayo Telefoono iyo Sim Cards Somtel ah. qaar ka mida Dadweynaha ku nool Deegaanada Jidhi iyo ceelgaal ayaa sheegay inay aad u sugayeen adeega telefoonada Shirkada Somtel. [...]

September 21st, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxa Baafinta Ururka Bisha Cas ee Somaliland oo soo gaadhay Magaalada Saylac.

Madaxa Baafinta Ururka Bisha Cas ee Somaliland oo soo gaadhay Magaalada Saylac.

Saylac(SHNN)-Iskuduwaha baafinta Qaranka ee Hay’ada Bisha Cas Somaliland(SRCS) C/laahi Siciid Muxumed oo uu weheliyo Madaxa Baafinta ee Gobolada Salal iyo Awdal Maxamed Cali Obsiiye oo kormeer hawleed ku jooga Magaalada Saylac ayaa la kulmay Maamulka Gobolka Salal iyo kuwa Degmada Saylac. Ujeedadada Safarka Masuuliyiinta Hay’ada Bisha Cas Somaliland ee heer qaran iyo heer gobol ayaa [...]

September 11th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Tacsi Naxdin leh.

Tacsi Naxdin leh.

Hargaisa(SHNN)-Badhasaabkii hore ee Gobolka Salal Mudane:C/laahi Faarax Meydhane ayaa waxa uu tacsi u dirayaa dhamaan ilma Daahir good oo kala ah Samaale Daahir Good,Mustafe Daahir Good,Xayaat Daahir Good,Nasra Daahir Good,Muluuk Daahir Good,Degan Daahir Good oo ay Walaashood Marxuumad-Faadumo Daahir Good oo ay walaalo ahaayeen Xaaska C/laahi Faarax Meydhane(Seedidii) oo maanta ku geeryootay Caasimada Jabuuti ee [...]

August 27th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Tacsi ku socota Caruurtii Tarayso ka hadhay oo ay Hooyadoona xalay geeriyootay.

Tacsi ku socota Caruurtii Tarayso ka hadhay oo ay Hooyadoona xalay geeriyootay.

Xariirad(SHNN)-Bare-Axmed-yaasiin Cabdi C/laahi waxa uu tacsi tiiraanyoleh u dirayaa qoyskii iyo qaraabdii ay ka baxday Marxuumad-Saxarla’Cilmi oo ahayd xaaskii ka hadhay Mujaahid-tarayso oo isna sanadkii hore Xariirad lagu dilay. waxa uu marxuumada ilaahay uga baryayaa inuu naxariistiisa jano ka waraabiyo Eheladii ay baxdayna Samir iyo Iimaan ka siiyo Aaamiin Aaamiin Aaamiin.

August 24th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Tacsi ku socota ilma Tarayso.

Tacsi ku socota ilma Tarayso.

Xariirad(SHNN)-Bahda shabakada Shiniilenews waxay tacsi tiiraayo leh gaadhsiinayaan caruurtii ka hadhay Mujaahid-Daahir Yuusuf Dugsiiye(Tarayso) oo ay hooyadeed saxar la’ Cilmi saaka ku geeriyootay magaalada xariirad. waxay ilaahay uga baryayaan inuu naxariistiisa jano ka waraabiyo qoyskii qaraabadii iyo eheladii ay ka geeriyootayna samir iyo iimaan ka siiyo.Aaamiin Aaamiin Aaamiin.

August 24th, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh oo ku Socota Reer Aaden Bile.

Tacsi Tiiraanyo Leh oo ku Socota Reer Aaden Bile.

Saylac(SHNN)-Wasiirka Wasaarada Dibu Dejinta Somaliland Axmed Cabdi Kaahin,Xildhibaan Cali Sh.Ibraahib Aareeye iyo Badhasaabkii hore ee Gobolka Salal C/laahi Faarax Maydhane waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Walaalaha kala ah Maxamed Aaden Bile,Xildhibaan-Geesh Aaden Bile,Xabiibo Aaden Bile,Canab Aaden Bile iyo Xamda Aaden Bile oo ay Walaashood Marxuumad Drs:Aamina Aaden Bile shalay Khamiistii ku geeriyootay Magaalada Diridhaba [...]

August 22nd, 2014 | Posted in Wararka | Read More »

War Naxdin leh oo Hada Nasoo Gaadhay?

War Naxdin leh oo Hada Nasoo Gaadhay?

Salal(SHNN)-Alla u naxariistee waxa goor dhaweyd ku geeryootay magalda diridhaba ee Cariga Dalka Ethopia Marxuumad Aamina Aaden Bile Obsiiye oo ay Walaalo Aahaayeen Xildhibaan Geesh Aaden Bile iyo Maxamed Aaden Bile,Canab Aaden Bile,Xabiibo Aaden Bile iyo Xammda Aaden Bile,Marxuumad Aamina Aaden Bile ayaa Mudo u jiiftay xanuun ka asiibay dhinaca Wadna taasoo lagula tacaalayay xanuunkeeda [...]

August 21st, 2014 | Posted in Wararka | Read More »