1 1 1
 
“Author Archive”

Koonfurta suudan oo diiday inay hub ka heshay masar

Koonfurta suudan oo diiday inay hub ka heshay masar

Hogaamiyaha Suudan, Cumar Al-bashir, ayaa sheegay in Masar hub ku caawisay dalka K Suudan. Waxa uu inta ku dary, in arrintan ay xaqiijiyeen sirdoonka dalkiisu. Wasaarada arrimaha dibada ee K Suudan ayaa sheegtay in warka ka soo yeedhay madaxweyne Al-bashir uu yahay wax laga xumaada oo aan saxiibtinimo muujnayn. Wasaarada ayaa xustay in warkani ku [...]

February 27th, 2017 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

Maraykanka oo ku talajira inuu ciidamo uu diro soomaaliya

Maraykanka oo ku talajira inuu ciidamo uu diro soomaaliya

Maraykanka ayaa qorshaynaya inuu ciidamo la dagaalamo ururka Alshabaab u diro Soomaaliya sida laga soo xigtay sarkaal sare oo Maraykan ah. Qorshahan oo horyaala Aqalka Cad ayaa codsnaya in ciidanka gaarka ah ee Maraykanku caawiyaan kuwa Soomaaliya si loola dagaalamo ciidamada Alshabaab. Sidoo kale, ciidamada Maraykanka ayaa duqeyn kara saldhigyada falaagada Soomaalida ah. Madaxa ciidamada [...]

February 27th, 2017 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

Madaxweyne soomaaliya Farmaajo oo booqday Xabsiga Dhexe ee Muqdisho +Sawiro

Madaxweyne soomaaliya Farmaajo oo booqday Xabsiga Dhexe ee Muqdisho +Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ahna Taliyaha ugu sarreeya Ciidamadda qalabka sida Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo  ayaa maanta booqday Xabsiga dhexe ee Xamar,isagoo soo kormeeray qeybaha Xabsiga uu ka kooban yahay sida qolalka ay ku xiran yihiin Maxaabiista, Xarunta Warshada tababarka Maxaabiista, goobaha waxbarasho iyo xarumo kale. Madaxweynaha ayaa waxaa xabsiga kusoo dhoweeyey   Taliyaha Ciidanka [...]

February 27th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatey denjirayaasha dalalka carabta

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatey denjirayaasha dalalka carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjirayaasha dalalka carabta ee ka howlgala caasimadda iyo wafdi ka socday Ururka Jaamacadda Carabta. Madaxweynuhu waxa uu gudoomay dhambaallo hambalyo ah oo ay uga sideen Madaxda dalalkooda, ayna ugu bogaadiyeen xilka loo doortay ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda, iyaga oo ballan qaaday inay [...]

February 11th, 2017 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

itoobiya iyo maamulka somaliland oo ku heeshiyey inay wada shaqeeyaan

itoobiya iyo maamulka somaliland oo ku heeshiyey inay wada shaqeeyaan

Hogaamiyaha xisbiga Kulmiye islamarkaana ah musharaxa madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi, ayaa la kulmay ra’isulwasaaraha Itoobiya mar uu booqasho ku tagay Itoobiya. Hailemaraim Desalegn ayaa sheegay in labada dhinac ka xoojoodeen sidii la isaga kaashan lahaa horumarinta dhismaha, gaar ahaan jid isku-xidha Berbera iyo Itoobiya. Wasiirka gaadiidka ee Itoobiya, Axmad Shide, ayaa dhankiisa ka sheegay [...]

February 11th, 2017 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

Malaysia oo gargaar u dirtay Muslimiinta Burma

Malaysia oo gargaar u dirtay Muslimiinta Burma

Dowlada Malaysia ayaa Markab gargaar bini’aadamnimo sida u dirtay Muslimiinta Rohinga ee lagu dhibaateeyey dalka Burma. Muslimiinta Rohinga ayaa lagu tilmaamay dadka dhibaatada ugu xun heysato Caalamka, iyadoo sanadihii lasoo dhaafay ay dagaal xun ku hayaan dowlada Burma iyo Buudiistayaasha xagjirka ah ee doonaya inay dalkaasi ka suuliyaan Muslimiinta. Wadanka Malaysia ayaa horey uga hadashay [...]

February 11th, 2017 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

Madaxweyaha itoobiya oo turkiga booqanaya

Madaxweyaha itoobiya oo turkiga booqanaya

Madaxweynaha Itoobiya, Mulatu Teshome, ayaa berrito bilaabaya booqasho 5 maalmood ah oo ku tagayo Turkiga. Madaxweynaha ayaa la kulmi doona masuuliyiinta Turkiga oo uu horseed ka yahay madaxweyne Tayyib Erdogan. Booqashada ayaa lagaga hadli doona sidii kor loogu qaadi lahaa xidhiidhka labada wadan iyadaa oo lagu wado in labada dal kala saxeexda heshiisyo dhawr ah [...]

February 7th, 2017 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

Xarun cilmi baaris oo soo bandhigtay daraasad ay ku sameysay cida ku guuleysaneysa xilka Madaxweynaha soomaaliya

Xarun cilmi baaris oo soo bandhigtay daraasad ay ku sameysay cida ku guuleysaneysa xilka Madaxweynaha  soomaaliya

Xarun cilmi baaris oo lagu magacaabo Data Grid Somalia ayaa daraasad ay sameysay oo ah cida ku guuleysaneysa xilka Madaxweynaha iyo Musharaxiinta ugu cad ee u soo bixi doona wareega labaad ee doorashada. Daraasada ayaa lagu soo bandhigay sida loo kala helayo codadka wareegga koowaad, waxaana ugu badan illaa lix musharax oo kala ah, Xasan [...]

February 7th, 2017 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

Mucaaradka koonfurta suudan oo sheegay in goobo ciidankoodu fadhiyo Diyaarada masar duqeye

Mucaaradka koonfurta suudan oo sheegay in goobo ciidankoodu fadhiyo Diyaarada masar duqeye

Jabhad ka soo horjeeda xukuumada Koonfurta Suudan ayaa sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Masar ay duqeeyeen goobo ciidankoodu fadhiisin ku leeyahay. Falaagada ayaa xustay in diyaaraduhu garaaceen saldhig ay ku leeyihiin goob u dhow tuulo lagu magaacabo Kaka oo ku taal waqooyiga dalka.   Afhayeenka wasaarada arrimaha dibada ee Masar, Axmad Abu Sayid, ayaa si [...]

February 7th, 2017 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

Maxaa kala socda gobolka Gambella ee itoobiya

Maxaa kala socda gobolka Gambella ee itoobiya

Wasiirka warfaafinta ee Itoobiya, Negeri Lencho, ayaa shalay waji-gabax kala kulmaya saaxafada dalka iyo dibada mar lagu harqiye su’aalo  ku saabsan gobolka Gambella iyo nabadgalyadiisa. Qabiilka Murle ayaa dhawaan gobolka ka afddubay 19 caruur ah kadibna ula gudbay dhanka koonfurta Suudaan. Xogtan oo horey ayna dawladu u shaacin ayaa waxaa soo qofay wariyaasha oo weydiimo [...]

February 7th, 2017 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »