1 1 1
 
“Author Archive”

ismaaamulka Gambella ee itoobiya oo 20 qof lagu xidhay

ismaaamulka Gambella ee itoobiya oo 20 qof lagu xidhay

 Maamulka Gambella ayaa sheegay in 20 qof loo xidhay weerar dhamaadkii sanadkii hore lagu qaaday bas waday dad rakaab oo u kala gooshaye caasimada gobolka iyo degmada Metar. Ugu yaraan 14 qof ayaa ku nafwaaye weerarka gaadmada ah. Madax booliska ee gobolka ayaa sheegay in eedeysanayaasha gacanta lagu dhigay kadib markii dadweynuhu soo sheegeen. Warbixinta [...]

February 1st, 2017 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

USA: Trump oo Neil Gorsuch u magacaabey Garsoore Maxkamadda Sare ee Maraykanka

USA: Trump oo Neil Gorsuch u magacaabey Garsoore Maxkamadda Sare ee Maraykanka

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa habeenimadii Salaasada booskii muddada dheeer banaanaa ee maxkamadda sare ee maraykanka u magacaabey Neil Gorsuch.   Tan iyo sanadkii hore waxaa booskan ka taagnaa buuq kadib markii uu geeriyoodey Garsoorihii ugu mudada dheeraa Antonin Scalia bishii Feberaayo 2016, oo ahaa Asal-raac ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga. Trump ayaa hadal kooban oo [...]

February 1st, 2017 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

Berlin oo lagu xirey saddex qof oo looga shakiyey Jihaadiyiin

Berlin oo lagu xirey saddex qof oo looga shakiyey Jihaadiyiin

  Xarunta dalka Jarmalka ee Berlin ayaa lagu xirey saddex qof oo looga shakisan yahay in ay xiriir la leeyihiin kuwa isku magacaabey Dowladda Islaamka ee loo yaqaan Daacish. Saddexda qof ee la xirey ayaa Boolisku aaminsan yahiin in ay safar ku aadi lahaayeen goobaha dagaaladu ka socdaan ee Siiriya ama Ciraaq si ay tababaro [...]

February 1st, 2017 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

Trump oo shaqada ka cayriyey ku-simihii Xeer-ilaaliyaha guud ee Maraykanka

Trump oo shaqada ka cayriyey ku-simihii Xeer-ilaaliyaha guud ee Maraykanka

Sally Yates Xeer ilaaliyaha guud ee hoggaamineysey Wasaaradda caddaaladda ee Maraykanka ayaa ka hor timid go’aanka Donald Trump uu ku xanibey dadka u dhashey 7 dal oo Muslimiin ah in ay Maraykanka soo galaan. Yates ayaa u diidey qareenada wasaaraddu in ay difaacaan go’aanka Trump. Hadda Donald Trump ayaa shaqada ka cayriyey iyada oo markii [...]

January 31st, 2017 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

liyu booliska DDSI iyo ciidanka somaliland oo isku dhacay

liyu booliska DDSI iyo ciidanka somaliland oo isku dhacay

Maamulka Somalind ayaa shacaa ka qaaday in ciidankoodu ay dhawaceen askari ka tirsan Liyu booliska, halka mid kale ay gacant ku dhigeen ka dib markii ay si aan xeerk waafaqsanayn ay u soo galeen gudaha Somaliland. Falka oo ka dhacay meel aan saas uga fogayn degmada xadka ku taal, Tog-wajaale, ayaa maanta aad loogu faafiye [...]

January 31st, 2017 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo loo doortay Moussa Mahamat Faki

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo loo doortay Moussa Mahamat Faki

Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika ayaa loo doortay Moussa Mahamat Faki oo u dhashay dalka Chad kadib markii uu ka guuleystey Wasiirka Arrimaha Dibbada ee dalka Kenya Amina Mohamed. Moussa Faki ayaa wareeggii siddeedaad ku guuleystey kadib doorasho adag oo ka dhacday magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. Dowlada Kenya ayaa waxa ay dadaal xoog leh [...]

January 31st, 2017 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

Sarkaal ka socda qaramada midoobay oo booqday gobolka Doolo ee ismaamulka Soomaalida

Sarkaal ka socda qaramada midoobay oo booqday gobolka Doolo ee ismaamulka Soomaalida

Madaxa Qaramada Midoobay(QM) u qaabilsan hawlaha gargaarka, Stephen O’Brien, ayaa booqasho ku tagay xaruun ayku jiraan dadka ku tabaaloobay abaarta xun ee ka jirta ismaamulka Soomaalida oo ku taal degmada Garloogubay ee gobolka Doolo. Wariyaal la socday sarkaalka QM ayaa aad uga fajacay baaxada abaarta iyo raadka ay ku reebtay dadka ku dhaqan gobolka Soomaalida. [...]

January 30th, 2017 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

Halkan Ka Daawo Hablo qurba jooga oo udhashay Gobolka Salal oo Deeq lacageed ku Wareejiyay Maayorka Degmada Sayla

Halkan Ka Daawo Hablo qurba jooga oo udhashay Gobolka Salal oo Deeq lacageed ku Wareejiyay Maayorka Degmada Sayla

January 29th, 2017 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

itoobiya 20 Duuliye oo xabsiga la dhigay

itoobiya 20 Duuliye oo xabsiga la dhigay

Waaxda duulista ee Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in 20 duuliye oo shisheeye ah xabsiga la dhigay kadib markii ay ku soo xad-gudbeen hawada Itoobiya. Warbxinta ayaa lagu xusay in baylootada lagu qasbay inay ku degaan garoon ku yaal ismaamulka Gambellaha markii ay xaga Suudan ka soo duuleen, laakiin waxaa jira xogo kale oo sheegaya [...]

November 25th, 2016 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »

itoobiya iyo shinaha oo ku heshiiye inay iska kaashadan dhanka milatariga

itoobiya iyo shinaha oo ku heshiiye inay iska kaashadan dhanka milatariga

 Ku-xigeenka koomishinka dhexe ee ciidanka Shiinaha, Fan Cnagiong, ayaa Itoobiya kula kulmay masuuliyiin ay ka mid yihiin madaxweyanaha, wasiirka gaashandhiga iyo taliyaha ciidanka Itoobiya. Shiinaha ayaa Itoobiya ka gargaara dhanka tababarida ciidamada,  daryeelka caafimaadka ee ciidanka iyo hawlaha nabad-ilaalinta. Masuuliyiinta milatariga labada dal ayaa sidoo kale isweydaarsaday booqashooyin dhowr ah oo cilaaqadkooda kor loogu  qaadayo. [...]

November 25th, 2016 | Posted in Shiniile tv, Wararka | Read More »