1 1 1
 
Home » Salaamaha You are browsing entries filed in “Salaamaha”

Hambalyo ku Socota Arooska Boqor=Jamaal Cilmi Cokiye iyo Boqorad=Haybado Ismaaciil Cumar Geele.

Hambalyo ku Socota Arooska Boqor=Jamaal Cilmi Cokiye iyo Boqorad=Haybado Ismaaciil Cumar Geele.

London(SHNN)Marka hore Waxa aanu Salaamaynaa Madaxweynahayaga Dalka Djabouti Mudane Ismael Omer Guelleh Iyo Marwada Madaxweynaha Khadra Mahamoud Hayd.Hanbalyo Ku socota DJama Elmi Okieh iyo Marwadiisa Haybado Ismael Omar. Jaaliyadda Reer Djabuuti ee Wadanka UK, waxa ay Hanbalyo aan lasoo koobi Karin, Hawada u marinayaan, Mudane Djama Elmi Okieh Iyo Marwadiisa Haybado Ismael Omar oo Aqal [...]

July 24th, 2014 | Posted in Salaamaha, Wararka | Read More »

Hambalyo Dhalasho oo Farxadle

Hambalyo Dhalasho oo Farxadle

Khadar Axmed Cismaa,Cali Isaaq Ibraahim, Maxamed Cawaale Daahir,Cabdisalaam Maxamed Samire dhamaan asxaabtani waxay tahniyad farxadle u dirayaan Marwo Xamda Axmed Cismaan iyo Mudane C/raxmaan Qaasim Aaden oo wiil ugu dhashay magaalada Diridawa ee Cariga dalka Ethiopia wiilkan yar oo loo bixiyay Axmed-qani waxaan leenahay Axmed qani soo barbaar noqo kii dadkiisa,diintiisa iyo dalkiisaba anfaca Aamiin [...]

June 7th, 2014 | Posted in Salaamaha, Wararka | Read More »

Hambalyo ku socota munaasibada ciida awgeed madaxda ugu saraysa D.D.S.I oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha mudane Cabdi muhamuud Cumar , madaxwayne ku xigeenka ahna madaxa xafiiska dakhligamudane C/hakiim Egaaal Cumar iyo gudoomiyaha gobolka sitti mudane Ali Cumar in ay halkaa ka sii wadaan ku dhexjirka bulshada ay xilka uhayaan,

Anakoo ah qurba joogta u dhalatay gobolka sitti waxaan  hambalyo u diraynaa munaasibada ciida awgeed madaxwayne ku xigeenka D.D.S.i ahna madaxa xafiiska dakhliga mudane C/xakiin Cigaal Cumar ,gudoomiyaha gobolka mudane Ali cumar iyo dhamaanba bulshawaynta gobolka sitti dhamaantood. shiniilenews.com

August 10th, 2013 | Posted in Salaamaha | Read More »

jamaal,videogan kalena bal eeg .

jamaal,videogan  kalena  bal  eeg .

April 22nd, 2013 | Posted in Salaamaha | Read More »

jamaal waa midkana eeg kolba kaad wax ka famto bal isku dey 3

jamaal waa  midkana eeg kolba kaad  wax ka famto bal isku dey 3

April 22nd, 2013 | Posted in Salaamaha | Read More »

Radio shiniile – barnaamijka salaama halkan ka dhagayso

Radio shiniile – barnaamijka salaama halkan ka dhagayso

Audio[711_0361

March 19th, 2013 | Posted in Salaamaha | Read More »

hees amina faarax/ gabaldhacey dadow gadaal mowsoo noqdaa,daawo.

hees amina faarax/ gabaldhacey dadow gadaal mowsoo noqdaa,daawo.

March 7th, 2013 | Posted in Salaamaha, Wararka | Read More »

habalyo

habalyo

salaamu calaykum, Waxan u diraya hambalyo iyo salaan diiran oo ay rayn-rayni ku dheehantahay, raggan ka gilgishay Website la’aanta haysatay Beesha Ciise ee iyaga oo nool oo ka badan 1,500,000.oo qof dhulkoogii lagu haysto ee iyana iska hurday. Sidoo kala, waxan salaan an la qiimayn karin hawada u marinayaa Majliska Boqortooyada Beesha ee Diridhaba ee [...]

January 28th, 2013 | Posted in Salaamaha | Read More »

habalyo

habalyo

                  salaamu calaykum, Waxan u diraya hambalyo iyo salaan diiran oo ay rayn-rayni ku dheehantahay, raggan ka gilgishay Website la’aanta haysatay Beesha Ciise ee iyaga oo nool oo ka badan 1,500,000.oo qof dhulkoogii lagu haysto ee iyana iska hurday. Sidoo kala, waxan salaan an la qiimayn karin [...]

January 28th, 2013 | Posted in Salaamaha | Read More »

Welcome to our new site

Welcome to our new site

Dhammaan waxaan idinku soo dhawaynaynaa website kan.  

January 22nd, 2013 | Posted in Ciyaaraha, Maqaalada, Salaamaha, Shiniile tv, Suugaanta, Taariikhda, Wararka | Read More »