1 1 1
 
Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

Dalka Liibiya oo lagaga Dhawaaqay in Xababjoojin laga Hirgaliyo

Dalka Liibiya oo lagaga Dhawaaqay in Xababjoojin laga Hirgaliyo

Hogaamiyayaasha labada dowladood ee iska soo horjeeda ee ka dhisan dalka Liibiya ayaa waxa ay gaareen heshiis wadajir ah oo la isugu dayayo in xasillooni loogu soo dabaalo dalkaasi. Waxa ay isla garteen in la sameeyo xabbad joojin u dhaxaysa dhinacyada ay kala hogaamiyaan oo dalkaasi ka hirgasha. Ra’iisul Wasaaraha dowladda ay baritaarto Qaramada Midoobay [...]

July 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Xeerka Caafimaadka Obamacare oo Dood adag ka Dhexdhaliyay Maraykanka

Xeerka Caafimaadka Obamacare oo Dood adag ka Dhexdhaliyay Maraykanka

Senate-ka Mareykanka ayaa u codeeyay in la bilaabo dood ku saabsan qodob sharciyeed cusub oo ah adeeg caafimaad oo uu soo gudbiyay xisbiga Jamhuuriga. Arrintan ayaa ah tallaabo muhiim ah oo horay loo qaaday markii la fiiriyo iskudayga Madaxweyne Donald Trump uu ku doonayo inuu meesha kaga saaro sharci uu dajiyay ninka uu xilka kala [...]

July 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Dawlada Somaaliya oo Ugu Baaqday Ganacsata Somaaliyeed in ayna Maalgalin Alshabaab

Dawlada Somaaliya oo Ugu Baaqday Ganacsata Somaaliyeed in ayna Maalgalin Alshabaab

Mid ka mid ah qodobadii kasoo baxay shirkii golaha wasiirada Federaalka ee Magaalada Kismaayo ku qabsoomay todobaadkii hore waxa uu ahaa in la joojiyo maalgalinta iyo lacagaha la siiyo Alshabaab. Iyada oo go’aankaasi la fulinayo ayay wasaaradda amniga gudaha iyo taliyeyaasha booliiska iyo nabad suggida soo saareen wareegto lagu amrayo ganacsatada Soomaaliyeed in ay joojiyaan [...]

July 25th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Golaha Amaanka ee Raysalwasaaraha Isra,iil oo u Codeeyay in Qalabka Waxbaadha laga Saaro Masaajidka Al Aqsaa

Golaha Amaanka ee Raysalwasaaraha Isra,iil oo u Codeeyay in Qalabka Waxbaadha laga Saaro Masaajidka Al Aqsaa

Israa’iil ayaa waxa ay meesha ka saaraysaa qalabka lagu baaro hubka iyo biraha wax lagu dilo ee ay gaysay aagga barakaysan ee maagaalada Qudus, iyadoo taa badelkeedana isticmaali doonta qaab midkaasi ka fudud. Golaha ammaanka ee Ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu ayaa goor sii horreysay oo Talaadadii ah u codeeyay in qalabkaasi meesha laga qaado. Xiisad [...]

July 25th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Qurshe Cusub oo Ruushka lagu Saarayo Cunaqabatayn Dheeriya oo ay Wadaan Guriga Congaresska Maraykanka

Qurshe Cusub oo Ruushka lagu Saarayo Cunaqabatayn Dheeriya oo ay Wadaan Guriga Congaresska Maraykanka

Hoggaamiyeyaasha labada xisbi ee aqalka Congress-ka Mareykanka ayaa gaaray heshiis sharciyeed si aad ah u xaddidaya awoodda madaxweyne Trump ee ah inuu cunaqabateynta ka qaado Ruushka. Aqalka Wakiillada ayaa lagu wadaa in maalinta Talaadadada ah uu cod u qaado hindise-sharciyeed oggolaanaya cunaqabateyn cusub oo lagu soo rogo xukuumadda Moscow, si loogu ciqaabo faragelinta ay ku [...]

July 24th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Isra,iil oo ka Gaabsatay Weerarkii Lagu Qaaday Safaaradeeda Dalka Urdun

Isra,iil oo ka Gaabsatay Weerarkii Lagu Qaaday Safaaradeeda Dalka Urdun

Dowladda Isra’iil ayaa ka gaabsatay inay ka hadasho weerarkii lagu qaaday safaaradii ay ku laheyd caasimada Amman ee dalka Jordan waxayna xadiday wararka ay tabinayaan warbaahinta dalkaasi. Booliska dalka Urdun ayaa sheegay in la maqlay dhawaqa rasaasta kaddib markii nin deegaanka oo u shaqeynayay shirkad sameysa alaabaha guryaha la dhigto uu galay dhismaha safaarada. Nin [...]

July 24th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Dawlada Turkiga oo Wada Dadaal Lagu Soo Afjaraayo Xiisada u Dhaxaysa Qadar iyo Dalalka Cunaqabataynta Saaray

Dawlada Turkiga oo Wada Dadaal Lagu Soo Afjaraayo Xiisada u Dhaxaysa Qadar iyo Dalalka Cunaqabataynta Saaray

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in cidna aysan dan ugu jirin inay daba dheeraadaan xasaradaha u dhaxeeya Qadar iyo dalalka deriska la ah, isagoo booqasho labo maalmood qaadaneysa ugu ambabaxay gobolka. Madaxweyne Erdogan ayaa ugu horreyn booqan doona dalalka Sacuudi Carabiya, Kuweyt kaddibna Qadar isagoo isku dayaya inuu xalliyo khilaafkaas. Bishii June, [...]

July 24th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Qadar oo Markale Soo Jeedisay in Xal loo Helo Khilaafka Dalalkooda kala Dhexeeya Dalalka Carbeed ee Dariska ay Yihiin

Qadar oo Markale Soo Jeedisay in Xal loo Helo Khilaafka Dalalkooda kala Dhexeeya Dalalka Carbeed ee Dariska ay Yihiin

Amiirka dalka Qadar ayaa ku baaqay in wada xaajood lagu xalliyo khilaafka dalkiisa kala dhexeeya afar waddan oo Carbeed oo ay deris yihiin. Waa khudbaddiisii ugu horreysay tan iyo markii ay dalalka Sucuudi Carabiya, Masar, Baxreyn iyo Imaaraadka Carabta ay xayiraado dhaqaale ku soo rogeen dalkiisa bishii la soo dhaafay. Sheekh Tamim bin Xamad Al [...]

July 23rd, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Xisibiga Dimuquraadiga ee Maraykanka oo Walaac ka Muujiyay Tuhunka Sii Xoogaysanaaya ee Xidhiidhka Trump iyo Raashiya

Xisibiga Dimuquraadiga ee Maraykanka oo Walaac ka Muujiyay Tuhunka Sii Xoogaysanaaya ee Xidhiidhka Trump iyo Raashiya

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa ku nuuxnuuxsaday inuu leehay “awood buuxda” oo madaxweyne oo uu saamaxaad ugu fidin karo dadka. Hadalkan madaxweynuhu wuxu ku soo beegmay iyadoo ay soo baxeen warar sheegaya in uu damacsanyahay inuu cafis madaxweyne u fidiyo xubnaha qoyskiisa, kaaliyeyaasha iyo qudhiisaba hadii baadhitaanka gaarka ah ee socdaa ku helo dambi ah [...]

July 23rd, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Naxaabiis Somaaliyeed oo laga Sii Daayay Jeelasha Ethopia oo Xalay laga Dajiyay Magaalada Muqdisho

Naxaabiis Somaaliyeed oo laga Sii Daayay Jeelasha Ethopia oo Xalay laga Dajiyay Magaalada Muqdisho

Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu tahay 114 lagana soo daayay jeelal ku yaal dalka Itoobiya ayaa xalay maqribkii laga dejiyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka ah. Maxaabiistan ayaa lagu soo daayay heshiis ay dhawaan gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya, waxaana ay u badnaayeen kuwo ku xirnaa [...]

July 23rd, 2017 | Posted in Wararka | Read More »