1 1 1
 
Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

Dawladihii Heshiiska Nucliyeerka la Galay Dalka Iran oo Canbaareeyay Faragalinta Trump ee Dalkaasi

Dawladihii Heshiiska Nucliyeerka la Galay Dalka Iran oo Canbaareeyay Faragalinta Trump ee Dalkaasi

Dhammaan lixdii dal ee kale ee saxiixay heshiiska nukliyeerka ee Iiraan ayaa sheegay inay ka go’an tahay meelmarinta heshiiskaas, walow uu Madaxweyne Trump sheegay inuusan qadarin doonin heshiiskaasi. Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in uu diyaar u yahay inuu hakiyo dhaqangalka ka mid ahaanshihii Mareykanka ee heshiiska Nukliyeerka ee Iiraan, taas oo horseedday cambaarayn ka [...]

October 14th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Maraykanka oo Qurshaynaaya in uu ka Baxo Heshiiskii Nugliyeerka ee lala Galay Dalka Iran

Maraykanka oo Qurshaynaaya in uu ka Baxo Heshiiskii Nugliyeerka ee lala Galay Dalka Iran

Xog-hayaha arimaha dibadda ee Maraykanka, Rex Tillerson, ayaa wadatashi la lahaa dhiggiia reer Yurub iyo Shiinaha ka hor inta aanay soo bixin warbixin laga filayo madaxweyne Trump oo ku saabsan heshiiskii nukliyeerka. Af-hayeen u hadashay wasaaradda arimaha dibadda Maraykanka ayaa sheegtay in Tillerson madaxdaa uu la kulmay talo wadaag ula tagay oo uu soo jeedintoodana [...]

October 13th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

George Weah Wali ku Horeeye Tirinta Codadkii Laga Dhiibtay Doorashadii Liberia

George Weah Wali ku Horeeye Tirinta Codadkii Laga Dhiibtay Doorashadii Liberia

Natiijada hordhaca ah ee doorashada madaxweynenimada Liberia waxay muujinaysaa in uu hogaanka hayo George Weah oo horay u soo noqday xidig dhanka ciyaaraha ah. Natiijada guddiga qaran ee magaciisa loo soo gaabiyo NEC ayaa muujinaysa in George Weah uu hoggaaminayo 11 deegaan oo ka mid ah 15ka deegaan ee la tiriyay, inkastoo codadka intooda badan [...]

October 13th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Kalaabashadii Musharaxa Mucaaradka Kenya ee Tartanka Madaxtinimo oo Dhalisay Cabsi Horle

Kalaabashadii Musharaxa Mucaaradka Kenya ee Tartanka Madaxtinimo oo Dhalisay Cabsi Horle

Dalka Kenya waxaa ka taagan dood ku saabsan in la qabanayo doorashada 26-ka bishan loo ballansanaa ama in dib loo dhigayo. Sida ka muuqata qareennada labada dhinac, waxaa jiro jahwareer ka dhashay go’aankii uu qaatay hoggaamiyaha mucaaradka, Raila Odinga, ee uu uga baxay tartanka doorashada. Dadka qaar waxay doonayaan in doorashada la qabto, kuwana waxay [...]

October 12th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Jaahwareerkii Siyaasadeed ee Dalka Spain oo u Muuqda Mid laysku Mari laayahay

Jaahwareerkii Siyaasadeed ee Dalka Spain oo u Muuqda Mid laysku Mari laayahay

Raisul Wasaaraha dalka Spain Mariano Rajoy ayaa u qabtay muddo shan maamood gudahooda in uu hogaamiyaha Catalonia ku kala caddeeyo in uu ku dhawaaqay madaxbanaani iyo in kale. Haddii hogaamiyaha Catalonia Carles Puigdemont uu xaqiijiyo ilaa isniinta in uu ku dhawaaqay madaxbanaani ayaa waxa hadana la siinayaa muddo seddex maalmood ah oo uu kaga noqdo [...]

October 12th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Dawlada Spain oo la Jaahwareersan Xaalada Gobolka ku Dhawaaqay Madaxbanaanida ee Catalinia

Dawlada Spain oo la Jaahwareersan Xaalada Gobolka ku Dhawaaqay Madaxbanaanida ee Catalinia

Hogaamiyaha gobolka Catalonia Carles Puigdemont ayaa sheegay dadka reer Catalonia inay u codeeyeen inay Spain ka go’aan. Balse hogaamiyaha waxa uu intaasi raaciyay in uu wadahadal ka doonayo maamulka Madrid. Codbixintii dhacday kowdii bishan Octobar ayay boqolkiiba sagaashan waxay dadka u codeeyeen madaxbanaani. Balse waxaa sharcidaro aftidaasi ku tilmaamay baarlamaanka Spain waxaana sidoo kale diiday [...]

October 11th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Maxay tahay Sababta uu Musharaxii Mucaaradka ee Dalka Kenya uga Labatay Tartanka Doorashada

Maxay tahay Sababta uu Musharaxii Mucaaradka ee Dalka Kenya uga Labatay Tartanka Doorashada

Is beheysiga mucaaradka Kenya ee loo yaqaano NASA ayaa sheegay in uu ka haray doorashada la filayo in la qabto 26-ka bishan. Hadaba kooxda Raila ayaa cuskatay qodobo badan, balse 10 ka mid ah ayaan halkan ku soo koobeynaa: “Dalabka xuriyad labaad” Raila Odinga ayaa sheegay in ka dib halgankii 1992-dii, ay markale dalbanayeen madaxbannaani [...]

October 11th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Hey,ada u Dooda Xaquuqda Aadahana oo Booliska Kenya ku eedaysay in ay Laayeen Dad Dibadbaxayaal ah

Hey,ada u Dooda Xaquuqda Aadahana oo Booliska Kenya ku eedaysay in ay Laayeen Dad Dibadbaxayaal ah

Hay’adda xaquuql insaanka dalka Kenya ayaa ku eedeysay booliska dalkaasi dilka ugu yaraan 37 qof oo lagu dilay hawlgal ay booliska uga hortagayeen dibadbaxyo dalka ka billowday kaddib markii la shaaciyay natiijada doorashadii dalkaasi ka dhacday labo bilood ka hor. Sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay hay’addani, 35 qof ayaa lagu dilay rabshado socday [...]

October 10th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Laba ka Tirsan Ciidanka Nabad ilaalinta Qaramada Midoobay oo lagu Dilay Jamuuriyada Diimuquraadiga ee Congo

Laba ka Tirsan Ciidanka Nabad ilaalinta Qaramada Midoobay oo lagu Dilay Jamuuriyada Diimuquraadiga ee Congo

Howgalka Qaramada Midoobay ee dalka Jamhuuriyada Congo ayaa sheegay in la dilay labo askari oo ciidankooda ka mid ah. Weerarkan ayaa dhacay ka dib markii la weeraray xero ciidanka nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ay leeyihiin. Xerada la weeraray ayaa ku taalla bariga dalkaasi meel u dhow magaaladda Beni. Wararku waxaa kaloo ay sheegayaan in dhowr [...]

October 10th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo Beesha Muuse Ceeleeye ee Gobolka Salal oo Taageero Balaadhan u Muujisay Xisbiga Kulmiye ee Talalada Haya

Daawo Beesha Muuse Ceeleeye ee Gobolka Salal oo Taageero Balaadhan u Muujisay Xisbiga Kulmiye ee Talalada Haya

October 9th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »