1 1 1
 
Home » Shiniile tv You are browsing entries filed in “Shiniile tv”

Xulka Kubada Cagta ee Gobolka Siti oo Gacanta ku Dhigtay Koobkii DDSI

Xulka Kubada Cagta ee Gobolka Siti oo Gacanta ku Dhigtay Koobkii DDSI

Kooxda Kubada Cagta ee Gobolka Siti ayaa gacanta ku dhigtay Koobkii xagaaga ee DDSI kaasi oo ka Socday magaalada Jigjiga . Kooxda gobolka Siti ayaa sanada soo bandhigtay ciyaar wanaag aad u tayaysatay oo soo jiidatay dhamaanba dadkii fursada u helay in aay daawadaan qaybihii kala duwanaa ee ay  Ciyaaraha ku soo jireen iyo kooxihii [...]

August 19th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Mashaakilka Siyaasadeed ee Dalka Venezuela oo ka Siidaraaya

Mashaakilka Siyaasadeed ee Dalka Venezuela oo ka Siidaraaya

Aqalka congress-ka ee dalka Venezuela ayaa ku gacan seeray qorshe ay soo jeediyeen guddi uu soo magacaabay madaxweyne Nicolas Maduro oo ahaa in awooda laga xayuubiyo xubnaha aqalka Congress-ka. Mucaaradka dalka Venezuela oo u badan aqalka Congreska ayaa sheegay in tallaabadan aysan aqoonsan doonin reer Venezuela iyo beesha caalamka. Urur goboleedyada ka jira gobolkaasi ayaa [...]

August 19th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Steven Bannon oo ahaa Masuul sare oo Ka Tirsan Aqalka Cad oo Xilka Laga Tuuray

Steven Bannon oo ahaa Masuul sare oo Ka Tirsan Aqalka Cad oo Xilka Laga Tuuray

Madaxa istaraatajiyadda Aqalka Cad, Steve Bannon, oo ka mid ah shakhsiyaadka aadka ugu dhaw madaxweyne Donald Trump, ayaa xilka laga qaaday. Bannon oo afkaartiisu ay u janjeerto midig, ayaa ahaa ninkii ka dambeeyay in Trump uu ololihiisii doorashada ku saleeyo fariinta ah “Danaha Maraykanka ayaa waxkasta ka horreeya.” Wararka qaar ayaa sheegaya in madaxweyne Trump [...]

August 19th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxwaynaha Turkiga oo Sheegay in Xakuumada Jarmalku ay Dalkiisa ku Tahay Cadaw

Madaxwaynaha Turkiga oo Sheegay in Xakuumada Jarmalku ay Dalkiisa ku Tahay Cadaw

Madaxweynaha Turkiga, Rajab Tayib Erdogan, ayaa ku tilmaamay hogaanka Jarmalka mid “cadow” ku ah dalkiisa, asagoo ugu baaqay dadka asal ahaan Turkiga ka soo jeeda ee haysta dhalashada Jarmalka in aanay u codeyn isbahaysiga hadda u taliya dalkaasi. Doorashada guud ee Jarmalka ayaa dhici doonta 24-ka September ee sanadkan, waxaana codkooda ka dhiiban doona ku [...]

August 19th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Ninkii ka Danbeeyay Weerarkii Parcelona ee Dalka Spain oo Wali ay Raadinayaan Ciidanka Dalkaasi

Ninkii ka Danbeeyay Weerarkii Parcelona ee Dalka Spain oo Wali ay Raadinayaan Ciidanka Dalkaasi

Booliska dalka Spain ayaa sheegay in qofka looga shakisan yahay inuu qaaday weerrarkii Barcelona uu weli dhuumaalaysi ku jiro. Waxa uu boolisku baadigoobayaa nin lagu magacaabo Yoonis Abuu Yacquub, kaas oo ay haatan rumaysan yihiin inuu yahay qofka habeenkii Khamiistii gaariga dadka faraha badan ku jiirsiiyay xaafadda Las Ramblas ee magaalada Barcelona. Weerrarka Khamiistii ayaa [...]

August 19th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Maraykanka oo Markale Digniin kulul u Diray Kuuriyada Waqooyi

Maraykanka oo Markale Digniin kulul u Diray Kuuriyada Waqooyi

Xoghayaha gaashaandhigga ee Maraykanka, James Mattis, ayaa uga digay Kuuriyada Waqooyi inay cawaaqib xun la kulmi doonto haddii ay dagaal ka bilowdo gobolkasi xiisadu ka taagan tahay. Waxa uu u sheegay weriyayaal uu la hadlay in jawaab celinta ka dhalata weerar kasta oo ay qaado xukuumadda Pyongyang ay noqon doonto mid ballaaran, waxaana uu Kuuriyada [...]

August 18th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidanka Amaanka ee Dalka Spain oo Fashiliyay Weerar kale oo isnidaamin ah

Ciidanka Amaanka ee Dalka Spain oo Fashiliyay Weerar kale oo isnidaamin ah

Howlgal ballaaran oo uu booliska ka sameeyay waddanka Spain ayaa waxaa lagu soo gebagabeeyay israsaasayn ka dhacday degmada loo tamashlaha tago ee Cambrils, ee koonfurta magaalada Barcelona. Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in shan qof oo looga shakisan yahay inay argagixiso yihiin oo xirnaa wax u muuqday suumanka la isku miidaamiyo la dilay. Dowladda gobolka Catalonia ayaa [...]

August 18th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Lix Doomood oo ay Saarnaayeen Dad Muhaajiriin ah oo ay Soo Badbaadiyeen ilaalada Xeebaha ee Dalka Spain

Lix Doomood oo ay Saarnaayeen Dad Muhaajiriin ah oo ay Soo Badbaadiyeen ilaalada Xeebaha ee Dalka Spain

Ilaalada xeebaha dalka Spain ayaa soo badbaadiyay ku dhowaad lix boqol oo qof shan iyo toban doon—oo ka soo shiraacday dalka Marooko. Saraakiisha dalkaasi ayaa sheegaya in doomaha dalkaasi gaaray ay saddex jeer ka badan yihiin kuwii sanadkii hore, kuwaas oo ay saaran yihiin muhaajiriin. Qaramada Midoobay ayaa sheegeysa in siddeed kun oo qof ay [...]

August 17th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Qoraal Obama Soo Dhigay Barta Tweeterka oo Soo Jiitay Malaayiin Dad ah

Qoraal Obama Soo Dhigay Barta Tweeterka oo Soo Jiitay Malaayiin Dad ah

Waxaa laga yaabaa in Twitter-ku yahay barta uu madaxweyne Trump ugu jecel yahay marka uu doonayo in uu fariin gudbiyo, laakiin fariin uu bartaas ku qoray madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama ayaa noqotay midda loogu jecelyahay taariikhda Twitter. Qoraalkani tweetarka, oo ah kii ugu horeeyay saddex qoraal oo is xig-xigay,oo Twitter ah ayaa Obama [...]

August 17th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Hogaamiyaha Mucaaradka ee Kenya oo Sheegay in uu Dacwadiisa u Gudbinaayo Maxkamada Sare ee Dalkaasi

Hogaamiyaha Mucaaradka ee Kenya oo Sheegay in uu Dacwadiisa u Gudbinaayo Maxkamada Sare ee Dalkaasi

Hogaamiyaha mucaaradk Kenya, Raila Odinga ayaa sheegay inuu maxkmadda ugu sarreysa dalka geyn doono dacwad ka dhan natiijadii doorashada madaxtinnimada Kenya ee lagu dhawaaqay isbuucii la soo dhaafay. Mr Odinga oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa sheegay in doorashadaasi loogu shubay Uhuru Kenyatta. Guddiga doorashada ayaa horay u beeniyay eedeyntaasi. Xisbiga Odinga ee [...]

August 17th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »