1 1 1
 
Home » Maqaalada You are browsing entries filed in “Maqaalada”

Dhacdo La Yaable Haweeney Masayrsan oo Cuntay lacag Nool Nool oo Dhan Sagaal kun oo Dollar

Dhacdo La Yaable Haweeney Masayrsan oo Cuntay lacag Nool Nool oo Dhan Sagaal kun oo Dollar

Haweeney ku nool dalka Colombia ayaa cuntay lacag ay kaydsanaysay si uusan uga qaadanin ninkeedu oo khayaanay. Sandra Milena Almeida ayaa liqday 9,000 oo doolar oo caddaan ah ka dib markii ay ka war heshay in uusan kaligeed ku ekayn oo khayaanayay. Tallabada haweeneydan 30 sano jirka ah ayaa la ogaaday kaddib markii isbitaal loo [...]

May 13th, 2017 | Posted in Maqaalada | Read More »

Kalyahayga mid ka mida ayaan iibiyay si aan Yurub ugu tahriibo,Qaybtii 3-aad !

Kalyahayga mid ka mida ayaan iibiyay si aan Yurub ugu tahriibo,Qaybtii 3-aad !

Marka hore Ilahay ayaa mahad iska leh ,kaasi oo i garan siiyay awoodna ii siiyay in aan qoraalkan idiin soo gudbiyo idinkuna aad akhrisataan,marlabaadka waxa aan qaybtii hore ee sheekada idiinku soo gudbiyay Wiil dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Afganistaan oo jacaylka iyo rabitaanka uu u qabo dhoofka Yurub u iibiyay labadiisa Kalyood mid [...]

April 21st, 2017 | Posted in Maqaalada, Wararka | Read More »

Kalyahayga mid ka mida ayaan iibiyay ,si aan Yurub ugu tahriibo!Qaybtii 4-aad.W/Q:Khadar Aar.

Kalyahayga mid ka mida ayaan iibiyay ,si aan Yurub ugu tahriibo!Qaybtii 4-aad.W/Q:Khadar Aar.

​Marka hore Ilahay ayaa mahad iska leh ; kaasi oo i garan siiyay ,awoodna ii siiyay, in aan qoraalkan idiin soo gudbiyo, idinkuna aad akhrisataan. waxa aan qaybtii hore ee sheekada idiinku soo gudbiyay, wiil dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Afganistaan,kaasi oo jacaylka iyo rabitaanka uu u qabo dhoofka Yurub, iibiyay labadiisa Kalyood mid [...]

April 20th, 2017 | Posted in Maqaalada, Wararka | Read More »

TACSI:inaalilaahi wainaa ileeyhi Raajicuun.

TACSI:inaalilaahi wainaa ileeyhi Raajicuun.

Saylac(SHNN)-Waxa maanta magaalada jabuuti lagu aasay Allaha u naxariistee Wasiirkii hore ee ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliland Marxuum C/laahi Faarax Maydhane oo saaka ku geeriyooday Magaalada Jabuuti ka dib xanuun Xalay si kedisa ugaga soo booday wadnaha kaa soo uu saakana u geeriyooday. waxaan ka mid ahaa dadkii ka tegay Saylac ee ka soo qayb galay [...]

January 24th, 2017 | Posted in Maqaalada, Wararka | Read More »

Barnaamijka Ku Qiimee Wuxu Qabtay.Waa Barnaamij Gorfaynaya Waxqabadka Shaqsiyaadka haya xilalka Bulshada ee ka Soo Jeeda Gobolka Salal.

Barnaamijka Ku Qiimee Wuxu Qabtay.Waa Barnaamij Gorfaynaya Waxqabadka Shaqsiyaadka haya xilalka Bulshada ee ka Soo Jeeda Gobolka Salal.

Maxaad kala Socotaa Wax qabadka Xildhibaan Axmed-yaasiin Muxumed Barkhadle oo ka Mida Golaha Deegaanka Degmada Saylac iyo Sanadkii 2016?. Gobolka Salal oo ka mida goboladii dambe ee Madaxweyne Daahir Rayaale Magacaabay ayaa waxaa ka dhacaday Sanadkii 2016ka abaartii ugu xumayd abid ee soo marta deegaanada xeebta Soomaaliland waxaana ku le’day xoolo fara badan,sidoo kale waxa [...]

January 20th, 2017 | Posted in Maqaalada, Wararka | Read More »

Qiso ku yaab-galin doonta: Sideed sanadood ayaan Xabsi u galay .W/Q Khadar Aar.

Qiso ku yaab-galin doonta: Sideed sanadood ayaan Xabsi u galay .W/Q Khadar Aar.

Aduunka intaad ku nooshahay waxkasta oo kaa yaabiyaba waa ay kusoo marayaan duniduna sideedaba waxa ay u eeg tahay sida giraangir hadba dhinac u wareegaysa,hadii maanta aad aragto sheeko iyo wax ku cajab galiya, ku talagal barina waxa aad arkaysaa hadii aad noo shahay waxkale oo kasii daran.   Xiliga dhalin-yaranimadu waa wax aad u [...]

September 9th, 2016 | Posted in Maqaalada, Shiniile tv, Wararka | Read More »

Qabyaaladu waa daawo , si qaldan loo isticmaalay. W/Q .Khadar Aar.

Qabyaaladu waa daawo , si qaldan loo isticmaalay. W/Q .Khadar Aar.

​Qabyaalada oo aynu si qaldan u isticmaalnaa ,waxa ay ka dhigan tahay ,daawo uu dhakhtar kuu qoray oo aad u qaadan wayday sidii uu kugula taliyay ,kadibna aad u isticmaashay qaabkale oo adiga jeebkaaga ah ,maxaad markaa filanaysaa ,suura gal matahay in aad daawadaasi aad ku caafimaado ? Qabyaaladu waa isir iyo abtirsiimo ku tusinaysa [...]

August 27th, 2016 | Posted in Maqaalada, Shiniile tv, Wararka | Read More »

Saxaafad u dhaqmaysa sida sirdoonka !! W/Q . Khadar Aar .

Saxaafad u dhaqmaysa sida sirdoonka !! W/Q . Khadar Aar .

​Saxiibayaal waxaa baryahan inagu soo badanaaya saxaafad u dhaqmaysa sida sirdoonka ,taasoo aad mooddo hanaanka iyo habka ay u shaqaynayaan in uu yahay amma uu u eeg-yahay sida ay u shaqeeyaan hay-adaha sirdoonku. Laamaha sirdoonka iyo danbi-baadhistu waxa ay leeyhiin qaab ay dadka ku waraystaan ,waxna ku waydiiyaan oo u gaar ah, shaqada sirdoonka waxaa [...]

August 27th, 2016 | Posted in Maqaalada, Shiniile tv, Wararka | Read More »

Khattarta ka dhalan karta kelmadda ah,dadka afka Soomaliga ku hadla.W/Q.Khadar Aar.

Khattarta ka dhalan karta kelmadda ah,dadka afka Soomaliga ku hadla.W/Q.Khadar Aar.

​Soomalidu waa dad wadaaga Af ,dhaqan,dhul iyo Diin ,umadkasta oo Ilahay abuuray waxa uu u sameeyay dhaqan ,nolol ,deegaan iyo Af ay kaga duwan tahay kuwa kale ,waana sababahii keenay in gumaystayaashii Reer Yurub ay ku kala qaybiyaan Dunida ma jiro qolo qolada kale la Af ahi amma la dhaqan ahi ,waxaa kaliya ee dadku [...]

August 26th, 2016 | Posted in Maqaalada, Wararka | Read More »

Madaxdeenu waxa ay u bahan yihiin Iskuul wax barasho. W/Q.Khadar Aar.

Madaxdeenu waxa ay u bahan yihiin Iskuul wax barasho. W/Q.Khadar Aar.

​Marka hore waxaa aan halkan mahad baladhan uga dirayaa Rabigeena csw ee Islanimada inagu galadaystay,kaasoo Nabi Muxamed (N.N.K) inoogu soo dhiibay Waxyiga Quranka ee dhamayska tirnaa. Akhristayaal maanta ayaa waxa aan dawaday TV-ga ,waxaa kasoo muuqday madax-qaran oo meel ka khudbaday-naysa ,kadibna waxa aan si aan kala joogsiba lahayn aan u arkay , Madaxdii oo [...]

August 15th, 2016 | Posted in Maqaalada, Wararka | Read More »