1 1 1
 
Home » Maqaalada You are browsing entries filed in “Maqaalada”

Qabyaaladu waa daawo , si qaldan loo isticmaalay. W/Q .Khadar Aar.

Qabyaaladu waa daawo , si qaldan loo isticmaalay. W/Q .Khadar Aar.

​Qabyaalada oo aynu si qaldan u isticmaalnaa ,waxa ay ka dhigan tahay ,daawo uu dhakhtar kuu qoray oo aad u qaadan wayday sidii uu kugula taliyay ,kadibna aad u isticmaashay qaabkale oo adiga jeebkaaga ah ,maxaad markaa filanaysaa ,suura gal matahay in aad daawadaasi aad ku caafimaado ? Qabyaaladu waa isir iyo abtirsiimo ku tusinaysa [...]

August 27th, 2016 | Posted in Maqaalada, Shiniile tv, Wararka | Read More »

Saxaafad u dhaqmaysa sida sirdoonka !! W/Q . Khadar Aar .

Saxaafad u dhaqmaysa sida sirdoonka !! W/Q . Khadar Aar .

​Saxiibayaal waxaa baryahan inagu soo badanaaya saxaafad u dhaqmaysa sida sirdoonka ,taasoo aad mooddo hanaanka iyo habka ay u shaqaynayaan in uu yahay amma uu u eeg-yahay sida ay u shaqeeyaan hay-adaha sirdoonku. Laamaha sirdoonka iyo danbi-baadhistu waxa ay leeyhiin qaab ay dadka ku waraystaan ,waxna ku waydiiyaan oo u gaar ah, shaqada sirdoonka waxaa [...]

August 27th, 2016 | Posted in Maqaalada, Shiniile tv, Wararka | Read More »

Khattarta ka dhalan karta kelmadda ah,dadka afka Soomaliga ku hadla.W/Q.Khadar Aar.

Khattarta ka dhalan karta kelmadda ah,dadka afka Soomaliga ku hadla.W/Q.Khadar Aar.

​Soomalidu waa dad wadaaga Af ,dhaqan,dhul iyo Diin ,umadkasta oo Ilahay abuuray waxa uu u sameeyay dhaqan ,nolol ,deegaan iyo Af ay kaga duwan tahay kuwa kale ,waana sababahii keenay in gumaystayaashii Reer Yurub ay ku kala qaybiyaan Dunida ma jiro qolo qolada kale la Af ahi amma la dhaqan ahi ,waxaa kaliya ee dadku [...]

August 26th, 2016 | Posted in Maqaalada, Wararka | Read More »

Madaxdeenu waxa ay u bahan yihiin Iskuul wax barasho. W/Q.Khadar Aar.

Madaxdeenu waxa ay u bahan yihiin Iskuul wax barasho. W/Q.Khadar Aar.

​Marka hore waxaa aan halkan mahad baladhan uga dirayaa Rabigeena csw ee Islanimada inagu galadaystay,kaasoo Nabi Muxamed (N.N.K) inoogu soo dhiibay Waxyiga Quranka ee dhamayska tirnaa. Akhristayaal maanta ayaa waxa aan dawaday TV-ga ,waxaa kasoo muuqday madax-qaran oo meel ka khudbaday-naysa ,kadibna waxa aan si aan kala joogsiba lahayn aan u arkay , Madaxdii oo [...]

August 15th, 2016 | Posted in Maqaalada, Wararka | Read More »

Heshiiska Somaliland iyo Khaatumo ma yahay mid soo af-jaraaya siyasadii goboladaasi Bariga ? W/Q.Khadar Aar.

Heshiiska Somaliland iyo Khaatumo ma yahay mid soo af-jaraaya siyasadii goboladaasi Bariga ? W/Q.Khadar Aar.

​Marka hore waxaa aan halkan mahad baladhan uga dirayaa Rabigeena csw ee Islanimada inagu galadaystay,kaasoo Nabi Muxamed (N.N.K) inoogu soo dhiibay Waxyiga Quranka ee dhamayska tirnaa. Wakhti aad u badan ayaa waxa ay dhib aan dhamaad lahayni kasoo taagnayd gobolada Bariga ee Somaliland gaar ahaan qaybo ka mida gobolada Sool,Sanaag iyo Buuhodle,goboladaasi oo ay adkaatay [...]

August 13th, 2016 | Posted in Maqaalada, Wararka | Read More »

Qiso dhab ah:Masayrka raggu ilayn waa masiibo qarsoon ! W/Q .Khadar Aar .

Qiso dhab ah:Masayrka raggu ilayn waa masiibo qarsoon ! W/Q .Khadar Aar .

Marka hore waxaa aan halkan mahad baladhan uga dirayaa Rabigeena csw ee Islanimada inagu galadaystay,kaasoo Nabi Muxamed (N.N.K) inoogu soo dhiibay Waxyiga Quranka ee dhamayska tirnaa. Hor-dhac:- Sheekadan halkan idiinka soo socota waa sheeko iyo qisso dhab ah oo ka dhacday wadan wadamada Yurub ka mid ah,taasi oo iila muuqatay in aan dadka usoo gudbiya [...]

August 5th, 2016 | Posted in Maqaalada, Wararka | Read More »

AMIN BAYNU JOOGNAA – AFKA HOOYO NACAS YAHAY!!! Waxaa tiriyey:Maxamed Shugri

AMIN BAYNU JOOGNAA – AFKA HOOYO NACAS YAHAY!!! Waxaa tiriyey:Maxamed Shugri

Waxaynu joognaa xili Afkeenii Hooyo noqday wax laga faano • Waxaynu joognaa xili qofku beyr ka yeeshay inuu afka Hooyo si badhax tiran ugu hadlo • Waxaynu xili qofku hadaanu odhaahdiisa ku xardhin ereyo qalaad uu dareemayo nuqsaanWaxaynu joognaa xili hormuudka bulshadu ku faanaan in aaney afka Hooyo ku qeexi Karin ujeedadooda. • Waxaynu joognaa xili da’yarti u [...]

July 29th, 2016 | Posted in Maqaalada, Shiniile tv, Wararka | Read More »

Waa maxay caqabadaha hortaagan guusha Jabhadda ONLF ? W/Q-Khadar Aar

Waa maxay caqabadaha hortaagan guusha Jabhadda ONLF ? W/Q-Khadar Aar

​Marka hore waxaa aan halkan mahad baladhan uga dirayaa Rabigeena csw Cırka taagay tıır la,aan dhulkana goglay,aadmıgana ka dhigay noole idilkıı kan ugu sharafta badan,una soo diray Nabi Muxamed (N.N.K) ahaana kii lagu khatımey Nabiyada. Aduunyada aynu ku nool nahay maha mid ay ka dhamaato dhibta iyo dagaaladu,waana shay dabiici iyo sunne u ah sida [...]

July 28th, 2016 | Posted in Maqaalada, Wararka | Read More »

Sideetan jirkii guursaday shan iyo toban jirka .W/Q,Khadar Aar .

Sideetan jirkii guursaday shan iyo toban jirka .W/Q,Khadar Aar .

​Marka hore waxaa aan halkan mahad baladhan uga dirayaa Rabigeena csw Cırka taagay tıır la,aan dhulkana goglay,aadmıgana ka dhigay noole idilkıı kan ugu sharafta badan,una soo diray Nabi Muxamed (N.N.K) ahaana kii lagu khatımey Nabiyada. Guurku waxa uu qayb wayn ka qaata dhismaha nolosha Adanaha,waxa uu kobciya garaadka iyo garashada qofka, waxa uu tar-miya taranta [...]

July 25th, 2016 | Posted in Maqaalada, Wararka | Read More »

Turkiga iyo taxadarka looga bahan yahay .W/Q .Qareen. Khadar Aar.

Turkiga iyo taxadarka looga bahan yahay .W/Q .Qareen. Khadar Aar.

​Tariikhdu markii ay ahayd 16/7/2016 xilli saacadu ay ku beegnayd 9:30 habeenimo ,ayaa waxaa si lama filana dalka Turkiga uga dhacay afganbi milatari oo lala doonayay in lagu rido dawlada uu madaxda ka yahay Recep Tayyip Erdogan oo xiligaasi afganbigu socda wadana dibada kaga maqnaa.   Kooxda Milatariga ee Af-ganbiga waday isla sacadahiiba waxa ay [...]

July 20th, 2016 | Posted in Maqaalada, Wararka | Read More »