1 1 1
 
Home » Taariikhda You are browsing entries filed in “Taariikhda”

Dhacdo Cajiib Badan Libaax Harimacad Korinaaya oo Markii ugu Horaysay Lagu Arkay Aduunka inta laga ogyahay

Dhacdo Cajiib Badan Libaax Harimacad Korinaaya oo Markii ugu Horaysay Lagu Arkay Aduunka inta laga ogyahay

Haramadcadka yar ma badali karo haraggiisa laakiin Liibaxan dheddiga ah wax shiddo ah kuma qabo taas. Sawiradan quruxda badan waa kuwii ugu horreeyey ee abid laga qaado Liibax dhedig ah oo duurjoog ah oo xannaaneynaya dhallaanka qayb kale oo duurjoogta ka mid ah, waa dhacdo cajiib ah oo dhif iyo naadir ah. Harmacadka yar iyo [...]

July 15th, 2017 | Posted in Maqaalada, Taariikhda, Wararka | Read More »

Maxay Qabtaan Madaxwaynayaasha Maraykanka Marka ay Xilka ka Degaan ?

Maxay Qabtaan Madaxwaynayaasha Maraykanka Marka ay Xilka ka Degaan ?

Barack Obama ayaa xilka ku wareejiyay madaxweyne Donald Trump oo wuxuu ka tagay Aqalka Cad oo hoy u ahaa isaga iyo qoyskiisa muddo 8 sano ah. Madaxweynaha 44-aad ee soo maray Mareykanka, si buuxda ugama uusan hadlin waxyaabaha uu sameyn doono madaxweynenimadiisa ka dib. Obama wuxuu ballan qaaday inuu siyaasada ku sii jiri doono. Waxaase [...]

January 24th, 2017 | Posted in Taariikhda, Wararka | Read More »

Aamiinta kor haw qaadin ilayn Sheekha ina tukunaaya isku Qabiil ma nihine.W/Q Qareen .Khadar Aar

Aamiinta kor haw qaadin ilayn Sheekha ina tukunaaya isku Qabiil ma nihine.W/Q Qareen .Khadar Aar

Qabiilku waa shay Ilahay csw uu kidaabkiisa Quraanka ah ku sheegay kagana waramay xigmada iyo waxa uu uga jeedo isaga oo yidhi , (يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُمْ مِنْ ذَكَرٍ وَأُنْثَى وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِنْدَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِير.Dadaw waxa aanu idinka abuurnay Lab iyo Dhadig ,waxa kaloo aanu idinka [...]

July 2nd, 2016 | Posted in Maqaalada, Shiniile tv, Suugaanta, Taariikhda, Wararka | Read More »

Halkan ka Daawo xafladii soo dhaweynta Maayerka Dire-Dhabe Ibrahim Osman ee dalka canada

Halkan ka Daawo  xafladii soo dhaweynta Maayerka Dire-Dhabe Ibrahim Osman ee dalka canada

June 12th, 2016 | Posted in Maqaalada, Shiniile tv, Taariikhda, Wararka | Read More »

Wadamada Carabta oo Soomaaliya u balanqaaday Taageero dhaqaale

Wadamada Carabta oo Soomaaliya u balanqaaday Taageero dhaqaale

Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mahad Mohamed Salad oo maanta caasimadda Muqdisho dib ugu soo laabtay ayaa ka warbixiyay shirka Wasiiradda Arrimaha Dibadda Carbeed kulankiisii 142-aad oo ka dhacay Magaalada Qaahira , kaasoo Wasiir kuxigeenka uu ka jeediyay khudbad uu kaga hadlay horumarka siyaasadeed iyo ammaan ee dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku dhaqaaqday [...]

September 12th, 2014 | Posted in Taariikhda, Wararka | Read More »

Halkan ka daawo SOO DHAWEENTII MADAXWEYNAHA JABUUTI ISMAIL OMER GEELE ee Minnesota

Halkan ka daawo SOO DHAWEENTII MADAXWEYNAHA JABUUTI ISMAIL OMER GEELE ee Minnesota

September 12th, 2014 | Posted in Taariikhda | Read More »

Noloshii Axmed Godane: Bilowgeedii illaa Dhammaadkeedii

Noloshii Axmed Godane: Bilowgeedii illaa Dhammaadkeedii

Waxa maanta geeridiisii la xaqiijiyey hoggaamiyihii ugu sareeyey ee Xarakada Al-Shabaab Mr. Axmed Cabdi Aw Maxamuud (Axmed Cabdi Godane), runtii inka badan 20 jeer baan qalinka u soo qaatay in aan qoro maqaalkan haddana waan ka walaacay, sababtuna waxa ay ahayd su’aal aan is weydiinayey oo ahayd ma mudan yahay in wax laga qoro misna [...]

September 6th, 2014 | Posted in Taariikhda, Wararka | Read More »

SHIRKII GUDIDA FULINTA EE XISBIGA ESPDP OO LAGU WADO IN UU QABSAMO 48 SAACADOOD EE SOO SOCDA

SHIRKII GUDIDA FULINTA EE XISBIGA ESPDP OO LAGU WADO IN UU QABSAMO 48 SAACADOOD EE SOO SOCDA

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Sabtida galinka dambe ama Axada u qabsoomo shirkii gudida fulinta ee Ismaamulka Soomaalida. Waxaa suurtagal in shirku uu jiitamo Isniinita soo socota. Madaxweynaha DDSI, Cabdi Cumar, ayaa ajandihii shirka u qaybiyey xubnaha gudida fulinta si ay shirka ka hor u sii dhuuxaan waxyaabaha laga doodayo. Madaxa kililka [...]

August 30th, 2014 | Posted in Taariikhda, Wararka | Read More »

Halkan ka Daawo Ciidanka ilaalada Xeebaha Gobolka Salal oo Gacanta ku dhigay 27 qof oo Tahriibayaal

Halkan ka Daawo Ciidanka ilaalada Xeebaha Gobolka Salal oo Gacanta ku dhigay 27 qof oo Tahriibayaal

August 30th, 2014 | Posted in Shiniile tv, Taariikhda, Wararka | Read More »

Halkan ka Dhegayso Waraysi ku saabsan Taariikhda Ceel biyoodka Ceel-gaal iyo Wariye Maxamed Cawaale Daahir

Halkan ka Dhegayso Waraysi ku saabsan Taariikhda Ceel biyoodka Ceel-gaal iyo Wariye Maxamed Cawaale Daahir

Halkan ka Dhegayso Waraysi ku saabsan Taariikhda Ceel biyoodka Ceel-gaal iyo Wariye Maxamed Cawaale Daahir.

August 24th, 2014 | Posted in Shiniile tv, Taariikhda, Wararka | Read More »