1 1 1
 
Home » Suugaanta You are browsing entries filed in “Suugaanta”

Halkan ka daawo warysi balaadhan oo shiniilenews uu siiyay fanaanka dhalinta yar ee Abgaal Ibraahim Caamir daawasho wacan

Halkan ka daawo warysi balaadhan oo shiniilenews uu siiyay fanaanka dhalinta yar ee Abgaal Ibraahim Caamir daawasho wacan

WARAYSIGII AL FANAAN ABGAAL IBRAAHIM CAMIR QAYBTII 1AAD WARAYSIGII ALFANAAN ABGAAL IBRAAHIM CAMIR QAYBTII 2AAD

April 29th, 2013 | Posted in Suugaanta, Wararka | Read More »

Cawayska iyo caawa shiniilenews waxaan idiin soo xulay hees cusub oo uu inoo qaadaayo fanaankii Cali Najiib daawasho wacan

Cawayska iyo caawa shiniilenews waxaan idiin soo xulay hees cusub oo uu inoo qaadaayo fanaankii Cali Najiib daawasho wacan

 

April 6th, 2013 | Posted in Suugaanta, Wararka | Read More »

Beesh ciisow salaam horta iga gudoon,buraanbur

Beesh ciisow salaam horta iga gudoon,buraanbur

Beesh ciisow salaam horta iga gudoon Saylac mug weynay salaan diiran naga gudoon Oo ciisahaa dunida meel kastaba ku nool Odayada ciise ee salldhigoodu saylac yahay Xildhibaanada ciise xeerka garanayow Xeer ilaalayaasha manta ciise u kacoow Talabdaad qaadeen iyo tooshku noo iftiin Allaha barakeeyo balaayada la ga xijaab Oo ciise wuu ogyahay dadaalkiina badan Waxaad [...]

February 28th, 2013 | Posted in Shiniile tv, Suugaanta | Read More »

Gabaygan waxaa la yidhaahdaa WAX AAN IS WEYDIINO

Gabaygan waxaa la yidhaahdaa WAX AAN IS WEYDIINO

    ¬†waana fikradii Abwaan Maydhane Samatar Faxal oo ka mid ah abwaanadda iyagu aamusnaa Tobankii sanno ee u danbeeyey. Maydhane isaga oo ka hadlaaya axsaabta kala duwan Ee ku loolamaysa doorashooyinka Baarlamaanka ee Djibouti, waxa uu yidhi:   Xisbiyadan is weeraraya ee nin iyo waax dooni Ee waranka iyo wadhaf sitoow weedh yar iga [...]

February 20th, 2013 | Posted in Suugaanta | Read More »

Welcome to our new site

Welcome to our new site

Dhammaan waxaan idinku soo dhawaynaynaa website kan.  

January 22nd, 2013 | Posted in Ciyaaraha, Maqaalada, Salaamaha, Shiniile tv, Suugaanta, Taariikhda, Wararka | Read More »