1 1 1
 
Home » Ciyaaraha You are browsing entries filed in “Ciyaaraha”

Xulkii ugu Adkaa Kubada Cagta ee Gobolka Selel oo isku Diyaarinaya Ka Qaybgalka Koobka Gobolada Somaliland.

Xulkii ugu Adkaa Kubada Cagta ee Gobolka Selel oo isku Diyaarinaya Ka Qaybgalka Koobka Gobolada Somaliland.

Salal(SHN)Xulka kubada Cagta ee Gobolka Salal oo Maalmihii u dambeeyay tabobar ku qaadanayay Degmada Boon ee Gobolka Salal ayaa udiyaar ah inay guul ka soo hoynayaan tartanka ciyaaraha Goboloda ee Dhawaan ka bilaabmi doona Magaalada Borame oo ay ku kulmayaan Gobolada Galbeedka Dalku. Ciyaaryahanadan oo sida la sheegay mudo loo carbinayay sidii ay guul uga [...]

September 4th, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »

Shiniile Sport:Real Madrid Oo Soo Diiday Dalab 120 Milyan Ah Oo Laga Soo Gudbiyay Cristiano Ronaldo.

Shiniile Sport:Real Madrid Oo Soo Diiday Dalab 120 Milyan Ah Oo Laga Soo Gudbiyay Cristiano Ronaldo.

Real Madrid Oo Soo Diiday Dalab 120 Milyan Ah Oo Laga Soo Gudbiyay Cristiano Ronaldo. Madrid ayaa diiday dalab rasmi ah oo 120 milyan euro ah oo ka yimid kooxda Paris Saint-Germain kuwaasoo doonayay Cristiano Ronaldo, sida ay qoreen wargeysyada ugu waa weyn Bariga Dhexe. Heshiiskaas ayaa noqon lahaa saxiixii ugu qaalisanaa taariikhda kubada cagta, [...]

July 26th, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »

Shiniile Sport:Man United oo Ku Haminaysa in Ronaldo Markale Soo Caga Dhigto Garoonkooda

Shiniile Sport:Man United oo Ku Haminaysa in Ronaldo Markale Soo Caga Dhigto Garoonkooda

Manchester United ayaa dooneysa inay dib u la soo wareegto xiddigii magaca ku sameystay Old Trafford ee Cristiano Ronaldo, iyadoo kooxda ay dadaal weyn ugu jirto inay dhisto koox ku guuleysan karta horyaalka, sida ay saaka qortay jariirada Daily Mirror. United ayaa ka shaqeyneysa wax noqon kara heshiiskii ugu qaalisanaa ee ay kooxda sameyso oo [...]

July 24th, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »

Shiniile Sport:Paris Saint Gemain oo La Filaayo in Dhawaan ay ku Dhaaqdo Saxiixa Di Maria

Shiniile Sport:Paris Saint Gemain oo La Filaayo in Dhawaan ay ku Dhaaqdo Saxiixa Di Maria

Hadaba Waqtiga Ay Paris Saint Germain Ku Dhawaaqi Doonto Saxiixa Angel Di Maria waa goorma ? Sida ay shaaciyeen warbixino ka imaanaya faransiiska kooxda Paris Saint Germain ayaa ku guuleysatay saxiixa garabka Manchester United Angel Di Maria. France Football ayaa ku warantay in Man United ay aqbashay dalab 65 Malyan Oo Euro ah oo u [...]

July 23rd, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »

Shiniile Sport:Waa Kee Weeraryahanka Qarsoodiga Ah Ee Ay Man United Lasoo Saxiixaneyso? David McDonnell Ayaa Ka Jawaabaya

Shiniile Sport:Waa Kee Weeraryahanka Qarsoodiga Ah Ee Ay Man United Lasoo Saxiixaneyso? David McDonnell Ayaa Ka Jawaabaya

Todobaadkaan saxaafada Ingiriiska ayaa hadal heysay – hadal – yar oo ay ka qabteen Shir jaraa’id oo uu tababaraha Man United ku qabtay dalka Mareykanka kaas oo uu ku shaaciyay in kooxda ay soo xerogalin doonto weeraryahan lama filaan ah. David McDonnell oo ka tirsan Daily Mirror ahna wariyaha uga soo waramaya Manchester ayaa daboolka [...]

July 22nd, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »

Ururka FIFA oo Asaasay Gudi la Dagaalama Musuqmaasuqa

Ururka FIFA oo Asaasay Gudi la Dagaalama Musuqmaasuqa

Hay’adda Ciyaaraha Kubadda Adduunka ee Fiifa ayaa samaynaysa gudi 11 xubnood ka kooban oo dib u qaabayn ku samayn doona hay’adda oo ay hadhaysay fadeexad. Dib u habaynta lagu samayn doono waxaa ka mid ah in la sameeyo shuruuc xadidaysa inta uu madaxwaynaha hay’addaasi xilka hayn karo, sidaasi waxaa ku dhawaaqay madaxwaynaha Fifa Sepp Blatter. [...]

July 21st, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »

Shiniile Sport:Manchester United Oo Thomas Muller Ku Dalbatay Lacag rekoodh Jabis Ah,

Shiniile Sport:Manchester United Oo Thomas Muller Ku Dalbatay Lacag rekoodh Jabis Ah,

Manchester United Oo Thomas Muller Ku Dalbatay Lacag rekoodh Jabis Ah, Juventus Oo Mesut Ozil & Julian Draxler Diirada Ku Haysa Iyo Wararka Kale Ee Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu,Ciid Mubarik dhamaatiin kuna soo dhawaada barnaamijka wargeysyada iyo waxyaabihii ugu danbeeyay ee ay ka qoreen suuqa kale iibsiga ciyaartooyda, iyadoo [...]

July 21st, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »

Tababaraha Man United oo Sheegay in uu ku Qanacsanyahay Kooxdiisa

Tababaraha Man United oo Sheegay in uu ku Qanacsanyahay Kooxdiisa

Tababaraha kooxda Manchester United ayaa sheegay in uu ku qanacsanyahay weeraryahanadiisa. Kooxda ayaa diyaar u ah in ay ku nasiibsato caafimaadka weeraryahankooda Wayne Rooney, waxaana laga yaabaa in aysan soo iibsanin ciyaaryahano horleh oo afka hore uga dheela. Javier Hernandez iyo James Wilson ayaa ah weeraryahanada dhabta ah ee u hadhay kooxda Manchester United kaddib [...]

July 20th, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »

Shiniile Sport:Nicklas Bendtner oo Su,aalo laga waydiiyay kusoo laabashadiisa Arsenal

Shiniile Sport:Nicklas Bendtner oo Su,aalo laga waydiiyay kusoo laabashadiisa Arsenal

Su`aal la xariirtay in Nicklas Bendtner uu dib ugu soo laabto Arsenal ayaa dhalisay in ciyaartooyda kooxdaas oo safar ku jooga Singapore in ay la dhacaan qosol jees jees ah . Wariye ayaa weydiiyay Alex Oxlade-Chamberlain su`aal aheyd n laacibka halyeeyaga ah ee uu rajeynayo in Arsenal uu dib ugu soo laabto waxa uuna deg [...]

July 20th, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »

Shiniile Sport: Kenedy Oo Ku Biiray Tababarka Chelsea iyo u Diyaar Garawga Ciyaaraha Cusub ee Sanadan

Shiniile Sport: Kenedy Oo Ku Biiray Tababarka Chelsea iyo  u Diyaar Garawga Ciyaaraha Cusub ee Sanadan

Da’ yarka reer Brazil Kenedy ayaa ka mid ahaa 24 ciyaaryahan oo Chelsea oo tababar ku sameeyay Daraad  oo jimco aheyd magaalada Montreal iyadoo Jose Mourinho uu kooxdiisa leyliyay labo jeer si ay taam ugu noqdaan xilli ciyaareedka cusub ee Premier League. Chelsea ayaa diyaargarowgooda xilli ciyaareedka bilowday ka dib inta badan markii ay kooxaha [...]

July 19th, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »