1 1 1
 
Home » Ciyaaraha You are browsing entries filed in “Ciyaaraha”

Shiniile Sport: Kooxda Steven Gerrard oo Dardar Galiyay Ciyaaraha Horlyaalka Dalka Maraykanka

Shiniile Sport: Kooxda Steven Gerrard oo Dardar Galiyay Ciyaaraha Horlyaalka Dalka Maraykanka

Steven Gerrard ayaa gool ku furtay waayihiisa cusub ee horyaalka Mareykanka ee MLS isagoo sidoo kalena caawin sameeyay kulankii ay kooxdiisa LA Galaxy 5-2 ku dardartay kooxda San Jose Earthquakes ciyaar xiiso laheyd oo ka dhacday StubHub Center. Gerrard ayaa kulankiisii ugu horeysay ee tartan rasmi ah u ciyaaray Galaxy habeenkii talaadada iyagoo laga badiyay [...]

July 18th, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »

Shiniile Sport:Liona Messi oo Marlabaad ku Guulaytay Abaalmarita Ciyaartoyga ugu Fiican Aduunka

Shiniile Sport:Liona Messi oo Marlabaad ku Guulaytay Abaalmarita Ciyaartoyga ugu Fiican Aduunka

Xidiga xulka qaranka Argentina iyo kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa markii labaad ku guulaystay abaal marinta caalamiga ah ee ESPY ee ay bixiso ESPN. ESPY Oo laga soo gaabiyay Excellence in Sports Performance Yearly Award ayaa la gudoonsiiyaa ciyaartoyga guud ahaan Sports-ka ugu bandhiga fiican, waxaana sanadkan ku guulaystay Lionel Messi oo xili ciyaareedkii 2014/15 [...]

July 17th, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »

Shiniile Sport:Halkuu Marayaa Suuqa kala Iibsiga Ciyaartoyga ee Bishan

Shiniile Sport:Halkuu Marayaa Suuqa kala Iibsiga Ciyaartoyga ee Bishan

Ramadan Kariim dhamaatiin kuna soo dhawaada barnaamijka wargeysyada iyo waxyaabihi ay ka qoreen suuqa kale iibsiga ciyaartooyda, iyadoo suuqa kala iibsiga uu si rasmi ah u furmay 1dii bishii July hadana waxaa jirta warar xan ah oo ay qoraan warbaahinta kubada cagta caalamka taasoo muujineysa in koox walba ay dadaal ugu jirto iney usii diyaar [...]

July 16th, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »

Shiniile Sport:Oliver Giroud Oo Doonaya Inuu Si Fool Ka Fool Kala Hadlo Thierry Henry

Shiniile Sport:Oliver Giroud Oo Doonaya Inuu Si Fool Ka Fool Kala Hadlo Thierry Henry

Olivier Giroud ayaan waxba ka soo qaadin dhaleeceyn uu kala kulmay Thierry Henry lakaiin waxa uu qorsheynayaa inuu si fool ka fool ah u la kulmo halyeeyga Arsenal. Henry ayaa sheegay bishii April in Gunners aysan ku guuleysan doonin koobka horyaalka Premier League iyadoo Olivier Giroud uu gooldhaliyahooda yahay, taasoo keentay in laga hadlo shaqada qabiirnimo [...]

July 15th, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »

Shiniile Sport:Maxaad ka ogtahay Waxyaabaha Man United ay ku Dooratay Bastian Schweinsteiger.

Shiniile Sport:Maxaad ka ogtahay Waxyaabaha  Man United ay ku Dooratay Bastian Schweinsteiger.

Iyadoo Bastian Schweinsteiger uu si rasmi ah shalayto ugu biiray Manchester United, halyeeyga Bayern Munich ayaa si rasmi ah u macsaalameeyay waayihiisa ciyaareed ee horyaalka Bundesliga. Isagoo 17 sannadood ku qaatay kooxda heysata horyaalka Jarmalka, waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa shan waxyaabood oo laga yaabo inaydan ka aqoon Schweini. 5. Waxa uu ku dhawaaday inuu [...]

July 14th, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »

Shiniile Sport:Raheem Sterling oo Go,aansaday Meesha uu Cagandhigan Doono Mustaqbalkiisa

Shiniile Sport:Raheem Sterling oo Go,aansaday Meesha uu Cagandhigan Doono Mustaqbalkiisa

Labo daafac hore oo Liverpool ah ayaa aaminsan in kooxda ay lacag aad u fiican ku heshay Raheem Sterling, inkastoo Phil Thompson iyo Jamie Carragher ay isku raaceen in da’ yarka reer England aan weli lagu qeexi karin ciyaaryahan weyn. Ka dib bilo la isku dheganaa, Manchester City iyo Liverpool ayaa ka heshiiyay saxiixa Sterling [...]

July 13th, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »

Shiniile Sport:Dhacdo layaable Wiil yar oo Afar Jir ah oo ka ooyay katagitaan Robin Van persie ee Man Uinted

Shiniile Sport:Dhacdo layaable Wiil yar oo Afar Jir ah oo ka ooyay katagitaan Robin Van persie ee Man Uinted

Noloshiisa dhan waa Manchester United wuxuuna ka yaabsaday dadyoga dunida isagoo ooyay kadib markii uu maqlay in Robin Van Persie la iibinayo, kaliyana waa afar jir. Louis Diamond ayaa ogaaday habeen hore in xidiga uu sida aadka u jecel yahay ee Robin Van Persie uu ka tagayo kooxda taasoo keentay inuu ooyin afka furto. Waalidiintiis [...]

July 12th, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »

Shiniile Sport:Faahfaahin Dheeriya oo ku Sahabsan Heshiiska Bastian Schwensteger uu la galay Man United

Shiniile Sport:Faahfaahin Dheeriya oo ku Sahabsan Heshiiska Bastian Schwensteger uu la galay Man United

Sky Sports ayaa sheegeysa saaka in Manchester United ay wadahadalo horumar leh kula jirto Bayern Munich oo ku aadan saxiixa xiddiga khadka dhexe Bastian Schweinsteiger. Jariirada Jarmalka ee Bild ayaa xalayto baahisay in Manchester United ay heshiis seddex sanno ah la gaartay halyeeyga Jarmalka iyo Bayern Munich. Waxaana ay sheegeen inuu mushahar ahaan u qaado [...]

July 11th, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »

Orodyahanka Mo Farah oo ku Guulaystay Orodka 5000 ee Mitir

Orodyahanka Mo Farah oo ku Guulaystay Orodka 5000 ee Mitir

32 jirkan haysta labada biladood ee dahabka ah ee Oliimbigga ayaa ku orday 13:11:77. Orodkan ayaa ah kii ugu horreeyey ee uu Mo Faarax ordo muddo lix todobaad ah tan iyo markii ay soo baxeen warar sheegaya in tababarihiisa Alberto Salazar uu ku xadgudbay xeerar ka yaalla isticmaalka dawooyinka mamnuuca ah. ‘waa sidaas sida loogu [...]

July 10th, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »

Shiniile Sport:Ciyaartooyga Arda Turan oo Heshiis la Saxiixday Kooxda Barcelona

Shiniile Sport:Ciyaartooyga Arda Turan oo Heshiis la Saxiixday Kooxda Barcelona

Arda Turan ayaa si rasmi ah qalinka ugu duugay heshiiska uu ugu biiray koxoda Barcelona ee uu uga soo wareegay koxoda Atletico Madrid isagoo maanta si rasmi ah loogu soo bandhigayo saxaafada. Turan ayaa heshiis 29 milyan euro ah ku soo wareegay iyadoo xiddigaan khadka dhexe loo arko bedelka xiddigii kooxda ka tagay ee Xavi. [...]

July 10th, 2015 | Posted in Ciyaaraha, Wararka | Read More »