1 1 1
 
|

Hambalyo ku socota munaasibada ciida awgeed madaxda ugu saraysa D.D.S.I oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha mudane Cabdi muhamuud Cumar , madaxwayne ku xigeenka ahna madaxa xafiiska dakhligamudane C/hakiim Egaaal Cumar iyo gudoomiyaha gobolka sitti mudane Ali Cumar in ay halkaa ka sii wadaan ku dhexjirka bulshada ay xilka uhayaan,

Anakoo ah qurba joogta u dhalatay gobolka sitti waxaan  hambalyo u diraynaa munaasibada ciida awgeed madaxwayne ku xigeenka D.D.S.i ahna madaxa xafiiska dakhliga mudane C/xakiin Cigaal Cumar ,gudoomiyaha gobolka mudane Ali cumar iyo dhamaanba bulshawaynta gobolka sitti dhamaantood.

shiniilenews.com

N16.bmp1

Comments are closed