1 1 1
 
|

OGAYSIIS MUHIIM AH.

Salal(Shnn)-Anigoo ah Wariye Maxamed Cawaale Daahir oo aalaaba Wararka ka soo tabiya Gobolka Salal,waxaan Asxaabtayda Qurba joogta ah(Diaspora) Leeyaha Saaxiibayaal marka Hore Sanad Wacan oo Wanaagsan,marka labaad waxaan isbadalka sanadka Cusub(2014)awgii waxaan idin ogaysiinayaa gaar haan inta aan wada xidhiidhno iyo cidii rabta inay ila soo xidhiidhaan inay laga bilaabo 21/01/2014 iila soo hadli karaan si bilaa lacag ah(Free Call) taa soo ka mid ah soo dhawaynta iyo raali gelinta asxaabta jecel inaan wada hadalno,Waxaanay iga la soo hadli karaan Numberkan hoos ku qoran:

1-Wadamada Qaarada Yurub iyo Australia waxay si bilaa lacag ah iiga soo garaaci karaan Mobile  Numberka=0017185216917 Afar iyo labaatanka Saac Goor walba iyo Goob walba.

2-Wadamada America iyo Canada waxay si lacag la’aan ah  iga soo waci karaan Mobile Numberka=  00185216917  Afar iyo labaatanka Saac Goor walba iyo Goob walba.

Aqristayaal tani waa balaadhinta Adeegay shaqo iyo Raali gelinta Asxaabta.

Sidaa darteed waxaan mar labaad idin leeyahay Sanad wacan oo wanaagsan.

Balanteenu waa shaqo.

Balanteenu waa Horumarinta Bulshada inagoo u marayna dariiqa ugu haboon ee saxda ah.

Wariye:Maxamed Cawaale Daahir.

Address:Saylac.

Mobile:002522634240241.

Email:Gasle99@hotmail.com

Face book:Moxamed Cawale.

Skype:Maxamad063 Cawaale.

IMG_0586

N16.bmp1

Comments are closed