1 1 1
 
|

Hambalyo Dhalasho oo Farxadle

hambalyo-dhalashoKhadar Axmed Cismaa,Cali Isaaq Ibraahim, Maxamed Cawaale Daahir,Cabdisalaam Maxamed Samire dhamaan asxaabtani waxay tahniyad farxadle u dirayaan Marwo Xamda Axmed Cismaan iyo Mudane C/raxmaan Qaasim Aaden oo wiil ugu dhashay magaalada Diridawa ee Cariga dalka Ethiopia wiilkan yar oo loo bixiyay Axmed-qani waxaan leenahay Axmed qani soo barbaar noqo kii dadkiisa,diintiisa iyo dalkiisaba anfaca Aamiin Aamiin.

N16.bmp1

Comments are closed