1 1 1
 
|

habalyo

salaamu calaykum,

Waxan u diraya hambalyo iyo salaan diiran oo ay rayn-rayni ku dheehantahay, raggan ka gilgishay Website la’aanta haysatay Beesha Ciise ee iyaga oo nool oo ka badan 1,500,000.oo qof dhulkoogii lagu haysto ee iyana iska hurday. Sidoo kala, waxan salaan an la qiimayn karin hawada u marinayaa Majliska Boqortooyada Beesha ee Diridhaba ee iyana si firfircoon ugu tafa xaytay in difaac adag oo an la soo loodin karin ugu sarajoogsaday si ay u daryeelaan lahaasha dhulka xeeba ah oo ay Beeshu ka ba soo tafiirantay.

Beesha Ciisaay, sidaas baa gabigeen innoo ah: Barbarkay ka baxdaa, waa bakayle qaleen.

wa billaahi tawfiiq

waa walaalkiin: Abdoulhamiid ul-geedan

 

N16.bmp1

Comments are closed