1 1 1
 
|

Hambalyo ku Socota Arooska Boqor=Jamaal Cilmi Cokiye iyo Boqorad=Haybado Ismaaciil Cumar Geele.

10342807_780987058620646_6609789028026540313_nLondon(SHNNvff)Marka hore Waxa aanu Salaamaynaa Madaxweynahayaga Dalka Djabouti Mudane Ismael Omer Guelleh Iyo Marwada Madaxweynaha Khadra Mahamoud Hayd.Hanbalyo Ku socota DJama Elmi Okieh iyo Marwadiisa Haybado Ismael Omar. Jaaliyadda Reer Djabuuti ee Wadanka UK, waxa ay Hanbalyo aan lasoo koobi Karin, Hawada u marinayaan, Mudane Djama Elmi Okieh Iyo Marwadiisa Haybado Ismael Omar oo Aqal gal koodu ka dhici doono Magaalo Madaxda Dalka Jamhuuriyadda Djabuuti, Haddii Allaha Awoodaha lihi ogolaado Taariikhdu Marka ay tahay 27 Bisha Ramadan Waxa aanu leenahay noqda qayskii isku raaga Ubad khayr qabana kala hela, waxa kale oo aanu iyana hanbalyo u diraynaa, dhamaan Madaxda , Abwaanada iyo Fanaaniinta ka soo qayb galay Munaasibada Arooseka. Presidente Nima-Filsan Ali Amarkak

N16.bmp1

Comments are closed