1 1 1
 
|

Gudoomiy ku Xigeenka Degmada Lughaya ayaa Sheegay inay ka Jirto Deegaanada Hoosyimaada Lughaya Xaalad Nolol la’aaneed.

Lughaya(SHNN)-Gudoomiye ku Xigeenka Degmada Lughaya Cumar Maxamed Dhimbiil ayaa ka dayriyay Xaalada bini aadam nimo ee ka jirta deegaanada hoos yimaada Degmada Lughaya.

Gudoomiyaha ayaa sheegay inay jiraan iskaa duunye dad u dhintay gaajo iyo haraad,waxaa kale oo uu inataasai raaciyay inay dadkii u daaduumeen meeshii wadadu maraysay kuwaa soo lafahooda u raadsaday wax la cuno waxayna dadkaasi taagan yihiin wadooyin cidla.

Gudoomiku xigeenka ayaa baaq qaylo dhaan ah u diray Dhamaan cid kasta oo gurmad ka gaysan karta una soo gurmanaysa dar ilaahay dadkani waxay hadeed noqdeen barakac waxayna ku dhawyihiin inay qaxooti ahaan u baxaan.

Sidaa darteed waxaan mar labaad ka codsanaynaa muxsiniinta jecel taakulaynta umadaasi baahan inay wixii ay helayaan la soo gaadhaan dadkaasi.

N16.bmp1

Comments are closed