|

Qaylodhaan​: beesha ciise wayne oo larabo in khariirada somaliland laga tirtiro

 
marka hore waxaan aad usalamayaa bahwaynta shiinilenews

Olole ay wadaan beesha dhexe iyo beesha aadka uyar ee layidhaahdo gadabuursi(gudubuur)
ayaa waxay wada saxeexdeen (contra) ama heshiish heshiishkaas oo uu nuxurkiisu yahay
in beesha ciise wayne khariirada somaliland laga tirtiro gabi ahaantiiba  oo xuduntoodu
ugu wayni ay tahay  degmada saylac oo ah meesha lagu caleemo saaro boqorka beesha
ciise wayne  kaga bilaw min djibouti ilaa gadmalu oo addis ababa ujirto ilaa 50 km
waa meesha ciise kudhaarto
 hadaba ololahan oo ay wadaan m/wayne kuxigeen isku sheega somaliland  iyo wasiirka arimaha
gudaha(wasiir kadare) iyo saraakiisha gobolka awdal iyo gobalka salal iyo taliyo qaybeedada
degmooyinka gobolka salal oo amar lagu siiyay inay ka  cidhib tiraan aqoonyada, cuqaasha
dhalinyarada, haweenka cidkastoo wax garad ah oo kahadasha qadiyada beesha ciise wayne
 walaalkii loo xiiryoow adna soo qoyso? ciisow hurdada ka kac ka ethiopai jooga ka djibouti jooga ka
gobolka salal joog shir qaran halagalo  oo gobolka lagu badbaadinayo
     QORE nimcan(rayaale atoor)

Comments are closed