1 1 1
 
|

Deg-Deg:Allaha u naxariisee waxaa mar dhway Geeriyooday Kolonel C/laahi Diiriye Aare.

Hargaisa(SHNN)-Allaha unaxariistee waxaa mar dhaweyd ku geeriyooday magaalada Hargaysa korneel C/laahi Diiriye Aare oo ka mid ahaa Ciidanka qaranka JSL.

C/laahi Diiriye  oo taariikh dheer kulahaa Xorayntii Dalka JSL iyto  Ciidanka Qaranka JSL-ba waxaanu ifka kaga tegay 8 caruur iyo hal xaas.

inaa lilaahi wa inaa ileeyhi Raajicuun2

N16.bmp1

Comments are closed