1 1 1
 
|

Maxuu la Saldhigi laayahay Jaahwareerka Siyaasadeed ee Degmada Saylac

Dhamaan sidaan wada ogsonahay waxaa jiray khilaf sisyaasadeed oo ka dhexeeyaay golaha deganka saylac, oo salka ku hayay ina mosion laga kenay Mayarki Xusen idle barkhale.

waxaa ka kenay mosion ka 10 xildhiban haba uu badnadeen qolo eh 

ee waa maxaay jahwareer ka qabsaday ciise iyo samaroon awayo cuqashoodii away aqoon yahankoodii awaay siyasigoodii

maxaa kala qoqobay  reer ka 

sidaay wax uu socdaan sidee horomar loo gadhii karaa waxaan ognahay mudo labo  sano ka hor  in khilaaf ka jiray uu dheexeeyay ciisah iyo samaroonka oo ku sahabsanayd mayarka oo waxbaa laa qaban imiikana maxaa jiraa

waxaa marmarsiiyoo loga dhiigaya mayarka borma iyo kan saylac siday qol uu wadaa noqdaan.

waxaan ognahay in loo casiilay wasiir ku xigeenkii cafiimaadka Hassan Dahir 

Arintaa waxaa ka danbeeyaay oo masuul ka ah markaan dhankastii ka eegnay 

ABDIRAHAMAN SAYLICII 

 

WAA KUMA SAYLICII

 

waa madaxwaynee ku xigenka Somaliland oo ka soo jeeda Samaroon ,maxamed case ,Bahabarceeli

oo ah dad aad loga yaqanoo Gobolka 

waa madaxwaynaha saylac waa mayarka saylac waa barsabka saylac waa sarkaalka saylac 

Dhamaan xafisyada ka jiraa saylac isgaa xakumaa mana raboo inuu wax ka qabtoo haboo xakumo ee waa maxay  ku kaliifaayaa 

Saylicii waa ninkii ka danbeeyay khalkhalkii golaha deganka saylac waa ninkii inuu xasiiliyo diiday dhibaatooyinka 

waa ninka khalkhalka ku haya gobalka Samaroona uma roono ciisan uxuu saxeeb dhaw kala yahay wasiirka sportiga ahana badhasabkii saylac 

waa kumaa Sacaad dahir 

 

waa xildhiiban ka so jeeda samaroon, jibriil yoniis, reer dudub 

ah nin aad uu firfircoon aqoona leh waxana qaban ka raaya

uxuu ka mid yahay xildhibanada siyaadaa dhexdhexad ka ah 

waa shakhsii aad loo ga yaqano ilaa djibouti,

waa nin aad uu jeceel nabad galyadaa labada beelood

 

WAA 

YASSIN MACAALIN OSAMN

N16.bmp1

Comments are closed