1 1 1
 
|

Roobab Xoogan oo ka Da,ay Deegaanka Habaas oo Sababay Burburka in ka Badan 36 Guri

Afbeeldingsresultaat voor roobab xoogan

Wararka naga soo gaadhaya tuulada habaas ee ka tirrsan gobolka salal ayaa sheegaya in tuuladaas at ka da,een roobab wata dabaylo xoogan.

Roobabkaas oo gaystay khasaare xoogan waxayna roobabkaasi dumiyeen Kudhawaad 36 guri oo isugu jira guryo cariisha iyo guryo kale oo dhagaxa.

Waxaa kale oo kamida goobaha dabayluhu burburiyeen dugsiga hoose dhexe ee habaas.dugsigaas oo ay dabayshu ka qaaday jiingadii.

isku soon wada xooriyoo roobabkaas wata dabaylaha xoogan ayaa waxay khasaaro balaadhan u gaysteen dadwayne fara badan

Kuwaas oo ay guryahoodii dabayshu la tegtay .

Waxayna baaq qaylo dhaana udireen xukuumada Somaliland iyo hay,adaha samafalka inay la soo  gaadhaan gurmad degdega.

Sidoo kale waxay baaq udireen mamulka gobolka salal iyagoona ugu baaqay inay mucaawino la soo gaadhaan gurmad degdeg ah .

N16.bmp1

Comments are closed