1 1 1
 
|

Khilaaf Xoogan oo Kusalaysan Beero oo Tuulada Madax Dadlay ee Gobolka Salal ku Dhexmaray Beelaha Ciise ee Fuurlabe iyo Reerkuul

Gerelateerde afbeelding

Wararka naga soo gaadhaaya tuulada Madax Dadlay ee gobolka Salal ayaa sheegaaya in  khilaaf xoogan oo ku salaysan moron beereed uu 

Deegaanka ku dhexmaray laba beelood oo ka tirsan beesha Ciise ee deegaankaasi wada daga oo kala ah beesha fuurlabe iyo beeesha Reer kuul .

Wararaka ayaa intaasu waxa ay ku darayaan in haatan aysocdaan waan waan ay wadaan odayaasha labada beelood si xal looga gaadho khilaafka .

Khilaafkan ayaa dhashay kadib markii beesha Fuurlabe ee deegaanka Madaxdadlayl ay u diiday qaar ka soo jeeda beesha Reerkuul in ay 

Beero ka samaystaan deegaankaasi .

Deegaanka oo dhanka beeraha hodan ku ah ayaa dhamaanba meelaha muhiimka ah ee ku aboon waxsoo saarka waxaa beero ka samaystay qaar ka mid ah 

Ciidamada Somaaliland oo aanan u dhalan deegaanadaasi taasi oo keentay in dadkii deegaanka u dhashay ay dhamaanba ka fara baxaan .

Dhacdadan haata uu moromuha ka taaganyahay ayaa u muuqata mid lidi ku ah dhaqanka soo jireenka ah ee beesha sida ay sheegeen qaar ka tirsan 

Odayaasha wada waanwaanta ee deegaanka Madaxdadlay.

N16.bmp1

Comments are closed